Browsing: Xukuumadda
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa amarro ku soo rogtay shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgal dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay wararka sheegaya in Alshabab ay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho mamnuuceen ciyaarta kubadda Cagta.
Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey sababaha keenay inay isku dhacaan Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya oo ay kalsoonida kala laabteen Guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa jawaab…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Washington, dalka Mareykanka uga qeyb galay dood uu soo qabanqaabiyey Bankiga…
Guddiga Dib u eegitsa ee labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya ayaa kalsoonidii kala noqday Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh…
Agaasimaha Guud ee Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan si kulul ugu jawaabay dowladda Soomaaliya oo ka horjeesatay heshiiska…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiis Mashaaruuc horumarineed oo ku saabsan soo nooleynta biyo xireenada Webiga Shabeelle.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidnimadii ka duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wasiirrada Gaashaandigga & Arrimaha dibadda Dalalka AMISOM oo Dingiin kasoo saaray Kampala [Akhriso]
Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Wasiirrada Difaaca ee ka socda waddamada ay ciidamadooda qaybta ka yihiin AMISOM ayaa ka digay in…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey magaalada Muqdisho uu ka bilaaban doono Howlgallo culus oo dhinaca amniga…
Wasaaradda Howlaha guud ee Soomaaliya ayaa diiwaangelin ku soo rogtay shirkadaha dhismaha ee ka howlgala dalka, gaar ahaan Muqdisho oo…
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis lagu hormarinayo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal iyo guddiyo laba geesood ah…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. kadib socdaal uu ku tegay dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka soo duulay magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ku soo jeeda…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War cad oo ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee dalka Imaaraadka ku dhex maray Shirkadda…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa amray in la joojiyo dejinta shixnad Shamiinto ah oo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhaqaaqday tallaabadii ugu weyneyd ee ay ku faragelineyso Qaranimada Soomaaliya kadib markii heshiis lagu muransanaa…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsooon (dadka…
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle shir jaraa’id oo bille ah ku qabtay ayaa ka hadlay waxyaabihii…
