Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo saaka ka soo duulay dalka Imaaraadka Carabta & Xaalad ku qabsatay

    XOG: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo saaka ka soo duulay dalka Imaaraadka Carabta & Xaalad ku qabsatay

    March 2, 2018Updated:March 2, 20181 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka soo duulay magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho.

    Wararka laga helayo magaalada Dubai ayaa sheegaya in wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo booqashadoodii dalka Imaaraadka ay dhammaatay habeen hore Arbacadii inay qabsatay xaalad keentay dib u dhac ku yimid dib u laabashadooda.

    Arrintan ayaa ka dambeysay cilad ku timid diyaaradii la filayay inay dalka Imaaraadka ka soo qaado, waxaana shalay lagu waday inay ku laabtaan Muqdisho, iyadoo la diyaariyey dadkii soo dhoweyn lahaa oo tegay garoonka balse ay ciladda diyaaradda ay keentay inay dib u dhacaan.

    Dad badan ayaa shaki ka muujinaya dibu dhaca soo laabashada wafdiga Ra’iisal wasaaraha iyo heshiiska ka dhacay dalkaasi ee dowladda Itoobiya si rasmi ah loogu daray maamulka dekadda Berbera oo lagu soo beegay xilli uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku sugnaa isla magaalada heshiisku ka dhacay.

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhinaca kale sharci darro ku tilmaantay heshiiskaasi, iyadoo qoraal ka soo baxay wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda lagu sheegay inaysan dowladda Soomaaliya qeyb ka ahayn heshiiskaasi.

    DP World Imaaraadka Kheyre Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Federaalka Soomaaliya oo Sharci darro ku tilmaantay heshiiska Dekedda Berbera ee Itoobiya & DP World [Akhriso]
    Next Article DEGDEG: Alshabaab oo dagaal Culus kula wareegay Xaruntii Degmada & Saldhigga Balcad [Wararkii ugu danbeeyay]

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo