Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka duulay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Ra’iisal wsaaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digay taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dowladda inay iska ilaaliyaan isku dhacyo dhex mara…
Hay’adaha amniga dowladda Federaalka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda magaalada Muqdisho, kadib weerarkii Alshabaab ku qaaday Jimcihii xarumaha Madaxtooyada iyo…
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu safarkiisii ugu horeeyay ku…
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen madaxtooyada…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa tababar diblomaasiyadeed u dirtay 10 ka mida shaqaalaha Wasaaradda oo muddo toddobaad ah tababar ku…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wafdigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, isagoo booqday Saldhigga tababarka Militariga Turkiga ee…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Magaalada Muqdisho uu ku dhex jiro Gaari walxa Qarxa sida oo la doonayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka digay Gaari Qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay Wasaaradda Amniga Gudaha ee…
XOG: Kheyre & C/raxmaan C/shakuur oo kulmay & Heshiis Xeerjajab lagu xalinayo Xiisadii labada dhinac
Kiiska weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ee dhaliyey xiisad siyaasadeed iyo mid sharci ayaa ugu dambeyn la…
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsuggida Iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay xil ku cusub dalka oo lagu sheegay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha,…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah ay muhiim…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi…
Waxaa maanta xilka agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka ee NISA loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen oo ka tirsanaa xukuuumadda Soomaaliya…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska, Nabadsugidda…
