Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaad ka taqaan Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Somalia ee NISA..? [Akhriso taariikhdiisa]

    Maxaad ka taqaan Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Somalia ee NISA..? [Akhriso taariikhdiisa]

    February 19, 2018Updated:February 19, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xuseen Cismaan Xuseen
    Agaasimihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta xilka agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka ee NISA loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen oo ka tirsanaa xukuuumadda Soomaaliya oo uu ka hayey xilka wasiir ku xigeenka Caafimaadka, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

    HOOS KA AKHRSO TAARIIKHDA TALIYAHA CUSUB EE NISA

    WAXBARASHADIISA

    • 2016 ilaa hadda wuxuu gacanta ku hayyaa diyaarinta shahaadada Ph.D ee Jaamacadda Technical University of Nairobi, Isagoo wax ka qoraya siyaasadaha iyo qaababka loola dagaalami karo xagjirnimada ee gobalka IGAD.

    • 2008 ilaa 2010 Wuxuu shahaaadada labaad Dublamaasiyad (Masters of Arts in Diplomacy) kaga qaatay Jaamcadda Nairobi University

    • 1997 ilaa 2003 Wuxuu shahaadada koobaad ku qaatay xisaabiye (CGA, Certified General Accounting) Camosun College ee gobalka Victoria ee dalka Canada

    • 1996- 2000 wuxuu shahaado maamulka Ganacsiga ah kaga Camosun College, gobalka victoria ee dalka Canada

    • Sanada 1988 ilaa 1990 wuxuu shahaadada labaad ku qaatay culuumta sayniska beeraha (Masters of Science in agriculture) jaamacadda University of Agronomic Science and Veterinary Medicine ee magaalada Bucharest ee dalka Romania

    • Sanada 1984 ilaa 1988 wuxuu culuumta sayniska ee beeraha shahadaada koobaad kaga qaatay jaamacadda University of Agronomic Science and Veterinary Medicine ee magaalda Burcharest ee dalka Romania

    KHIBRADDA SHAQO

    • Sanadka 2017 ilaa 2018-wuxuu noqday wasiirka ku xigeenka caafimaadka.

    • Sanadka 2012 – 2018 wuxuu xubin ka noqday Golahasha Shacabka Soomaaliyeed

    • Sanadka 2004 ilaa 2012 wuxuu xubin ka noqday, Golaha shabacka ee kumeel gaarka ahaa.

    • Sanadka 2006 ilaa 2007 Wuxuu wasiir ka noqday wasaaradda beeraha ee Soomaaliya.

    • Sanadka 2004 ilaa 2006 wuxuu noqday wasiirka kuxigeenka wasaaradda Amniga Qaranka.

    • Sanadka 2003 ilaa 2003 wuxuu ka qaybqaatay shirkii dib u heshiisiinta, asagoo gudoomiye ka noqday gudiga xallinta khilaafaadka.

    • Sanadka 1997 ilaa 2000, wuxuu maamule ka ahaa shirkadda Valley Cable Vision ee laga leeyahay Wadanka Canada, kuna taala gobalka Victoria, asagoo masuul ka ahaa hoggaanka iyo waxqabadka guud ee shirkadda.

    • Sanadka 1996 ilaa 1997, wuxuu ahaa cilmi baare xagga culuumta beeraha oo degan wadanka Canada.

    • Sanadka ilaa 1998 wuxuu noqday xubin katirsan guddiga Immigrant & Refugee Council of Manitoba (IRCOM) ee magaalada Winnipeg ee dalka Canada.

    • Sanadka 1994 ilaa 1998 wuxuu xubin ka ahaa gudiga iskaashiga Soomaalida ee magaalada Winnipeg, dalka Canada.

    • Sanadka 1982 ilaa 1991 wuxuu ahaa xubin ka mid ah ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed , asagoo si gaar ah loogu tababaray mukhaabaraadka milatari (Military intelligence). Wuxuu ciidanka ku gaaray kornayl.

    LUUQADAHA

    Wuxuu ku hadlaa luuqadaha IngriisKA iyo talyaaniga.

    NISA Taliyaha cusub ee NISA Taliyaha NISA Top Xuseen Cismaan Xuseen
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Go’aanadii ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee maanta & Xilal kala duwan oo la magacaabay
    Next Article Golaha Wasiirada oo magacabay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo la magacaabay [Akhriso taariikhiisa]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo