Browsing: Xukuumadda
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay…
Ku-simihii agaasimaha hay’adda NISA ayaa xabsi guri ku jira, iyadoo hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka laga xayiray dhaqaalihii ay ka heli…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shir uga bilowday magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la kulan gaara ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lagu magacaabi doono taliyeyaasha…
Dowladda Qatar ayaa shalay soo gaarsiisay xukuumadda Soomaaliya deeq gaadiid gaaraya 30 Baabuur oo nooca Landcruizer ah oo lagu wareejiyay…
Ganacsato ka socota dalka Qatar ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu…
Dowladda Qatar ayaa maanta 30 gaadiid oo nooca Landcruiser ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyadoo deeqdan ay tahay tii ugu badneyd…
Wasiirka Arriimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa si buuxda u taageeray qorshaha IGAD ee isu socodka dadka dalalka IGAD…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay wadahalka u socda dowladda Itoobiya iyo jabhadda ONLF ee ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Dowladda Qatar ayaa wafdi khubaro ah u soo dirtay Soomaaliya si ay qiimeyn ugu sameeyaan mashaariic dhisme oo ay ka…
Kulan adag ayaa dhex maray Ganacstada magaalada Muqdisho oo ka gadoodsan canshuur ay ku soo rogtay xukuumadda Soomaaliya iyo xubno…
Wasiirka Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya Saadaq C/llaahi Cabdi ayaa laga reebay tartanka Kursiga Beesha Hubeer ee Baarlamaanka Federaalka oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa qeylo dhaan kasoo saartay biyo la’aan ka taagan gobollada dalka qaarkod, iyadoo webiga Shabeelle uu guray meelo…
Agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa ku gacan seyray wareegto xilka looga qaaday…
“Waxaan cadeyna canshuurta iibka maaha wax cusub ee waa canshuur sharci ah marna ma canshuurno Raashinka. Marka walaalaha Somaaliyeed waa…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ugu baaqay ganacstada Muqdisho inay…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir ayaa shaqadii ka joojyey agaasimihii guud ee wasaaraddaasi agaasimaha Waaxda Ganacsiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadaly arrinta dhiibistii sarkaalkii ONLF ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa ka dhoofay magaalada Mqudisho isagoo safar shaqo u kicitimay.
