Browsing: Xukuumadda
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hor timid Go’aan kasoo baxay wasaaradda Wasaaradda Warfaafinta oo xil loogu magacawday agaasimaha Idaacadda gaarka loo…
Xukuumadda Somalia oo Maamul cusub u magacawday Tiyaatarka Qaranka & Magacii oo laga bedelay [Daawo]
Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul cusub u magacawday Golaha Murtida iyo Madadaallda ee Tiyaatarka Qaranka oo muddo dheer howlgab ahaa kuna…
Shir aan hore loo arag ayaa qolka VIP-da ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku dhex maray wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka…
Waxaa maalinkii labaad galay shirka amniga qaranka Soomaaliya oo miiska hareerihiisa ay isa soo hor fadhiyaan madaxda ugu sareysa dowladda…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaaa maanta gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ee…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Maamulka Dowlada Banaadir.
Dowladda Talyaaniga ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid mialteri oo loo soo mariyey howgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa difaacay canshuurta iibka ee dowladda ay ka bilowday magaalada Muqdisho.
Maamulka Dekadda weyn ee Muqdisho ayaa xayiray Qalab ay leedahay safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay sidii ay u dhacday xil ka qaadistiisa…
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre…
Magacaabista taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabaddugidda ayaa dib u dhacday, iyadoo la filayay in maanta la ay ansixiyaan Golaha Wasiirada…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiska ku qaabilay arday naafo ah oo ka qalin jebiyay jaamacadda SIMAD…
Dowladda soomaaliya ayaa xoojisay ololaha diblomaasiyadeed ee ay ku dooneyso in xilka fulinta ugu sareeya urur gobolkeedka IGAD ay hanto…
Maaamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa kulan gaara xafiiskiisa ugu tegay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shirkiisii…
Laba bilood iyo bar ayaa laga joogaa markii ay si lama filaan ah xilka isaga casishay Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay Muqdisho, ka dib markii uu magaalada Davos ee…
Madaxii Amniga Ra’iisal wasaare Soomaaliya ayaa la sheegay inuu iska dhiigay Yurub, kadib uu safarka u raacay wafdigii Ra’iisal wasaare…
