Browsing: Xukuumadda
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan…
Xasan Cali Kheyre Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool…
The Horn of Africa faces obstacles to security and development in the form of terrorism, climate change and governance.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Ethiopia ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Adis ababa ee dalka…
Addis Ababa, January 25, 2018 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse…
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland maanta kula kulmay Ra’iisal wasaahara Norway haweeneyda lagu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xariga ka jaray xarunta…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mudnaanta 1aad ee Wasaaradda xilligan ay tahay…
Ra’iisul wasaaraha Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu khudbad ka…
Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaqadii ka ereyay 14 ka mida wakiilladii Ganacsi…
Inta uu xilka la wareegay Madaxweyne Maxamed Farmaajo waxaa Xilalka ama iska Casilay ama laga eryay mas’uuliyin isugu jira Wasiirro,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Davos ee dalka Switzerland , halkaasi…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia…
Labo ka mid ah shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Khayre ayaa sabab layaab ah looga eryay shaqada. Arrintan ayaa ka…
Qorashe lagu doonayay isku-shandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay kadib caqabado dhowr ah oo soo wajahay.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Waxaa caawa lasoo afjaray xiisadii ka dhalatay maamulka G/Banaadir iyo xil ka qaadistii guddoomiyihii G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.
Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaangelin ku soo rogtay Dhaqaatiirka Ajaaniibta ee ka howlgala Muqdisho
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan…
24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday olole ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaasoo…
