Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Afar Amar oo Ra’iisal Wasaare Kheyre u qorsheeyay Xil ka qaadista Guddoomiye Thaabit oo fuli waayey [Akhriso]

    XOG: Afar Amar oo Ra’iisal Wasaare Kheyre u qorsheeyay Xil ka qaadista Guddoomiye Thaabit oo fuli waayey [Akhriso]

    January 20, 2018Updated:January 20, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday olole ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaasoo uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.

    Tallaabooyinka uu qaaday Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu tilmaamay inay u dhigmaan inqilaab lagu go’doominayo Guddoomiyaha Gobolka Banadir, si loogu cadaadiyo in xilka laga qaado, iyadoo loo maray qaab aan sharci ahayn, loona adeegsaday mid ka mida guddoomiye ku xigeenada G/Banaadir.

    Haddaba xog ururin aanu sameynay ayaan ku ogaanay shan tallaabo uu qaaday xalay iyo maanta Ra’iisal wasaare Kheyre, kuwaasoo uu ka badbaaday Guddoomiye Thaabit Cabdi Maxamed.

    Tallaabooyinkaasi waxay kala yihiin:

    1- Inuu Wasiirka Arrimaha Gudaha ka dalbaday soo jeedin xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Wasiirka oo diiday arrintaasi- AKHRISO.

    3- Inuu ciidamada NISA iyo kuwa ammaanka ku amray inay xiraan wadooyinka caasimadda kana hortagaan bannaabaxyo laga cabsi qabay in lagu taageero guddoomiya Taabit.

    3- Inuu guddoomiye ku xigeenka G/banaadir ee Amniga iyo siyaasadda Saalax Sheekh Maxamad [oo ay isku jufo yihiin] u adeegsaday arrimo faragelin ah inuu ka sameeyo maamulka Gobolka Banaadir.

    4- Guddoomiye ku xigeenka G/Banaadir oo amarka Kheyre ku dalbaday in la xiro koontada Gobolka Banaadir ee Bankiga Dhexe, taasoo uu ku fashilmay, wuxuu mar kale ka dalbaday khasnajiga gobolka inuusan bixin karin wax kharash ah, taasoo iyadana socon weysay.

    Arrimahan oo dhan waxay dhacayaan iyadoo xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu awoodeeda leeyahay Madaxweynaha oo xilligan safar ku maqan, basle ay muuqato in Ra’iisal wasaaraha ay ka go’neyd tahay inuu arrinta Taabit ku soo gabagabeeyo muddo 24 saacadood ah, taasoo hadda sii cakirantay.

    Gobolka Banaadir Kheyre Maqaamka Muqdisho Taabit Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Qoraal ay xildhibaannada Beesha Muddulood kasoo saareen xaalada Gobolka Banaadir
    Next Article Golayaasha Degmooyinka G/Banaadir Guddoomiye Caawa u doortay Taabit Cabdi Maxamed [SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo