Browsing: Xukuumadda
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku…
Wasaaradda Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in xal ka gaaray khilaafkii ka taagnaa Rugta Ganacsiga Sooomaaliyeed ee wasaaradda ay qeybta…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jray …
Tan iyo intii ay Soomaaliya qaadatay xoriyadda sanadkii 1960-ki waxaa soo maray wasiro arrimo dibadeedyo gaaraya 27 wasiir.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub…
Wasiirada cusub ee dhowaan uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa qaadaneysa shirkado cusub oo ka shaqeeya arrimaha xajka iyo cumrada oo sanado badan u xirnaa shirkadda Jubba…
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Soomaaliya oo xilka dhowaan loo magacaabay ayaa xalay kulamo kala gaara iyo kulan wadajir ah…
Maxaa loo magacaabi la’ Taliyeyaasha Booliska & NISA oo muddo 2 bilood ag..? [Kheyre oo ka jawaabay]
Ra’iisal Wasaarah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlay sababta keentay inaan weli la magacaabin taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo…
Wasiirka cusub ee Arrimaha gudaha Soomaaliya oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa la sheegay in lagu wareejinay kiiska siyaasiga C/raxmaan…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay saraakiisha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, iyadoo xilkaasi loo dhiibay danjirihii…
Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inuu warbaahinta ka maqlay xil ka qaadista lagu sameeyay,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku…
AKHRISO: Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiirada Cusub ee la magacaabay & Isbedel ku yimid Awood Qeybsiga
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiisa, isagoo xilalkii ka qaaday saddex wasiir oo laba kamida…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xilalkii ka xayuubiyey saddex oo ka mida xukuumadiisa , isagoo…
Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabtay bandhig si-muujin ah oo lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradda iyo guulaha ay gaartay.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay dhaliilaha loo jeediyo xukuumaddiisa isagoo fariin wuxuu u diray Siyaasiyiinta…
