Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyreo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la…
Shir looga hadlayo dhismaha ciidamo Boolis ah oo gaaraya 32,000 oo isku dhaf ah kuwaasoo kala wareega amniga dalka marka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda xarunta Q/Midoobay ayaa…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka dhoofay Magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada New York…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la safatay Isbaheysiga Sacuudiga & Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar xiisadda ka taagan…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qeyb gashay shir ay soo qabanqaabisay dowladda Qatar oo ka dhacay xarunta New York.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ugu horeysay dadka kasoo horjeeda xukuumadiisa.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo oo hordhac u ah Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada…
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ayaa dacwad…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta iska xaadiriyay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan duulida hawada ee ICAO ayaa heshiis cusub kala saxiixday.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ambassador Yusuf-Garaad Omar Ahmed ayaa maanta xafiiskiisa…
Xildhibaanada shacabka ayaa kulankooduu maanta uu ka furmay xaruntooda Muqdisho ayaa bilaabay ka doodista kiiska C/kariin Qalbi dhagax.
Shirkii Golaha Shacabka ee looga doodi lahaa arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya ayaa lagu dhawaaqay…
Kulamo xiriir ah oo u socday xildhibaanada kasoo jeeda beesha Absame iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa isku mari waayay Qodob…
Dowladda Qatar ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku casuuntay shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku dayasho mudan isagoo ballanqaaday inuu bixiyo kharashka waxbarashada…
Khilaaf ayaa hareeyay kulankii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib kulan la filayay inuu maanta qabsoomo oo looga hadlo arrinta…
