Browsing: Xukuumadda
Dagaal siyaasadeed oo aan waxba la iskula harin ayaa dhex maray Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Wasiirka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sirasmi ah xarigga uga jaray xaruntaasi,iyadoo ay goob joog…
Ra’iisal-wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii hore ee uu Ra’iisul-wasaaraha ahaa ay Ethiopia la gashay…
Mooshin kalsooni kala noqosho xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Keyre ayay diyaariyeen qaar ka mida…
Kulamo kala duwan ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga hadlayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Berri ka yeelan doono arrinta Kiiska…
Ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Mooshin la qorsheynayo in laga diyaariyo xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada MUqdisho.
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaalia ayaa la sheegay inay kasoo horjeesteen go’aankii laga gaaray Kiiska C/kariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax], inkastoo…
Mid ka mida safiirada Soomaalida u fadhiya dalalka dibadda ayaa afka furtay isagoo tiriyay maanso uu ku weeraryo go’aankii dowladda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa kiiska C/kariin Qalbi dhagax dusha u saartay mid ka mida xildhibaanada ku kacsan oo hore u ahaa…
Ururka Al-shabaab ayaa ku soo biiray muranka ka taagan Kiiska Sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya u gudbisay dalka Itoobiya.
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan degdeg ku leh magaalada Muqdisho kadib go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay dhoofintii Sarkaalkii…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray go’aanka dowladda Federaalka ka qaadatay kiiska…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Go’aanka dowladda Soomaaliya ka qaadatay kiiska Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ee Itoobiya lagu…
XOG: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag oo lama filaan ah ka…
Kadib markii madaxweynaha Is-maamulka Soomaalida Itoobiya uu ka hadlay kiiska C/kariin Qalbi dhagax, ayaa waxaa ka daba qaataay madaxweynihii hore…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shir degdeg ah, iyadoo lagu wado inay go’aan cad kasoo saaraan kiiska Sarkaalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dalbaday dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn inuu sii daayo maxaabiis…
