Browsing: Xukuumadda
Shir looga hadlayay Istiraatiijiyada Amniga Qaran oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho rasmi ah ah oo uu ku…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa buuxiyay jagadii uu banneeyay Marxuum Cabbaas C/llaahi Siraaji wasiirkii howlaha guud oo Muqdisho…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu goor dhoweyd ku dhawaaqay wasiirka cusub ee howlaha…
Waxaa maanta mooshin u yeeris ah markii ugu horeysay la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Mooshinkii ugu horeeyay ee lagu soo gole joojinayo ayaa la geeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiir ka tirsan dowladda UK ayaa booqasho aan la shaacin ku tegay magaalada Muqdisho, isagoo kulamo kala duwan la yeeshay…
Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle…
Dowlada Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay xil ka qaadistii Baarlamaanka Hirshabeelle ku sameeyay madaxweynihii maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadaneysa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle.
Wasiirrada Boostada iyo Isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan iyo Mudane Cabdi Youssouf Sougueh, ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wafdigii wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee tegay magaalada ay kulamo la yeesheen dhinacyada…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay toddoba xubnood oo ka mid ah mintiinta kooxda Al-Shabaab ku dileen degmada…
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharicga La Dagaalanka Argagaxisada, laguna go’aamiyey in Dhabaha Diyaaradaha ku soo degaan 150 mitir…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahan duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Axmed ayaa maanta markii ugu horeysay ka qey galay shirka toddobaadlaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baxday xaaladda ka taagan maamulka Hirshabeelle, waxayna wafdi wasiiro ah u dirtay magaalada Jowhar ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa madaxdii Alshabaab…
