Browsing: Xukuumadda
Wararka laga helayo magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali uu ku soo jeedo magaalada…
Qeyb cusub oo ah dhismooyin ayaa lagu soo kordhiyay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.
Hanti dhowrka cusub ee xukuumadda Soomaaliya ay soo xushay Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa maanta xilkii lagu wareejiyay.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa iska difaacay su’aalo badan oo lagu weydiiyay kulanka.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garad Cumar ayaa maanta hortegaya Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ahaa ku xigeenada Amiirka Alshabaab intii aanu ka goosan ayaa saaka…
Laba wasiir oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa wajahaya eedo iska horjeeda oo mid waliba loo heysto kiis ka horjeeda…
Waxaa si weyn u qabsaday baraha bulshada dadka Soomaalida adeegsadaan tallaabo ay ku dhaqaaqday Wasiirada haweenka iyo xuquuqda Insaanka Soomaaliya…
Mid ka mida wadooyinka u xirnaa arrimo ammaan ayaa dib loo furay, magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasaaradda Warfaafinta ayaa dadka Soomaaliya xilli waliba oo howlgal ay sameeyeen ciidamada Mareykanka baahiya inuu amray madaxweynaha…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa warar is barbar socda kasoo kala saaray duqeyn maanta lagu qaaday duleedka Muqdisho oo lagu…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.
Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista…
Wasiirka Amniga Xukuumadda federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyay in ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan xarumo cusub…
HORDHAC Ku Noqoshada Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2017ka waa Miisaaniyad Sanadeedkii 1aad ee uu falanqeeyo guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka 10aad…
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunt keydka raashinka ciidamada qalabka sida.
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu meelmariyay Miisaaniyadda dowladd ee sanadka 2017 oo muran…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay dacwad ka gudbiyay Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya iyo taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida.
