Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xil cusub u Magacaabay weriye caan ah.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa cafis ka dalbaday xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii uu maanta hortegay.
Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Garoonka diyaaradaha ayaa diiday in Garoonka Muqdisho uu shaqeeyo habeenkii.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku faraxsaneyn la shaqeynta Ra’iisal wasaare Kheyre.
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankooda caadiga, iyadoo ajendaha miiska saaran uu yahay in mooshinka su’aalo weydiinta Wasiirka Dastuurka.
Qaar ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhiiraday inay ka hor yimaadaan tallaabooyin uu qaaday Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah, iyadoo ay kasoo baxeen go’aano kala duwan.
Kulankii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay Hanti dhowraha guud ee Qaranka.
Kiiskii ugu weynaa ee dibadda u soo baxa ayaa dhowaan ka dhacay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn ee…
Shir looga hadlayo xiriir fiican oo dhex mara ciidamada dowlada si looga baaqsado isku dhacyo kale oo dhex mara ayaa…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa mooshinka laga keenay wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ee Golaha Shacabka horyaalla.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda ka baxday, isla markaana burrisay heshiisyo ay kula jirtay ku dhowaad 20 shirkadood oo bixin jiray…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Miisaaniyad la’aan ah iyadoo aan wax kharash ah la bixin bishii la soo dhaafay ee July,…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dowladda.
15 Maxbuus oo ka mid ah 118 – ka Maxbuus ee Soomaalida ah ee ku xiran magaalada Mumbai ayaa maanta…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si lama filaan ah saaka u tegay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo olole balaaran uu ilaa xalay ka socday magaalada Muqdisho, kaasoo ku saabsan mooshinka ka dhanka ah wasiirka Dastuurka ayaa…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa tan iyo xalay waday ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan kiiska wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosha oo…
Miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017 ayaa lacagta ugu badan ay ku baxeyso arrimaha maamulka iyo xafiisyada.
