Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Ciidamada dowladda oo la heshiisiinayo & Ra’iisal wasaare Kheyre oo ka hadlay [DHAGEYSO]

    Ciidamada dowladda oo la heshiisiinayo & Ra’iisal wasaare Kheyre oo ka hadlay [DHAGEYSO]

    August 3, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir looga hadlayo xiriir fiican oo dhex mara ciidamada dowlada si looga baaqsado isku dhacyo kale oo dhex mara ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

    Shirka  oo ka dhacay xarunta tababbarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ka ka qayb galay  Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya  Wasiiro ka  tirsan Xukumadda,  Taliyeyaasha iyo sarakiisha Ciidanka qalabka sida ee Dalka waxaana ahmiyad lagu saaray adkaynta iyo wada shaqaynta ciidanka qalabka sida si meesha looga saaro isku dhacyada yar ee mararka  qaar dhexmara ciidamada.

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid oo ku hadlayey Magaca Taliyeyaasha ciidanka qalabka  sida ayaa  shirka ka aqriyey qodabo  lagu xoojinayo wada shaqaynta ciidanka  qalabka sida ee Qaranka Soomaaliyeed.

    “In ciidamada ay si mideysan u wada howlgalaan, oo ay si wada jir ah ugu dadaalaan howlgallada ka dalka oo dhan, gaar ahaan caasimadda, inay is xoshmeeyaan oo ay isxaqdhooraan, in ciidamada ay si daacad ah ugu wada adeegaan shacabka iyo in Ciidamad aysan kala duwan oo ay ogadaan inay yihiin ciidan qura oo ay dhowraan nidaamka ciidanka u degsan” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Booliska.

    Wasiirka Cadaladda ee xukumadda Soomaaliya  Abuukaate  Xasan Xuseen Xaaji Xuseen ayaa sheegay si horumar laga gaaro ammaanka dalka ay muhiim u tahay dhaqalaha, isagoo ku booriyay inay ciidanka is xaqdhowraan.

    Ra’iisul wasaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre  oo khudbada dheer u jeediyey sarakiiasha ciidanka ayaa taliyeyaasha ciidanka ku amray in looga bahanyahay in ay ka shaqeeyaan walaalaynta  iyo wada shaqaynta  ciidanka  qalabka sida dhexdooda ah, ayna meel iska dhigaan  wax  kasta oo keeni kara kala qob qobnaan dhex marta ciidankeena.

    “Madaxda ciidamada kow waa inaad ogaataan inaad hal magac wada leedihiin, oo aadan kala ahayn Nabad sugid, boolis iyo militeri, ogaada inaad tihiin ciidan Soomaaliyeed, inaad ka shaqeyneysaan Soomaalinimo, maadaama aad raadineysaan Soomaalinimo iyo inaad dalkaan xoreysaan, waxaana arrintaasi ku qaban kartaan inaad tihiin Soomaali,  Taliyeyaasha halkan fadhida idinka ayaa la idinka rabaa inaad isku soo dhaweysaan ciidamada”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

    Ciidanka qalabka sida  ayaa ah astaan lagu cabiro jirtaanka iyo sharafta dalka kasta  oo caalamka ah , ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya waa kuwa  lagu tilmaami jiray in ay yihiin libaaxyadda  Afrika, waana rajada kaliya oo ay leeyihiin umadda Soomaaliyeed mar kasta oo ay dhibaato   iyo cadow doonayaan in  dhibaato gaarsiiyaan    sharafta Umadda Soomaaliyeed taana waa mid ay gudan karan marka ay la yimadaan wada shaqayn dhexdooda ah.

    DHAGEYSO RA’IISAL WASAARE KHEYRE

    http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/08/Raiisul-Wasaare-Kheyre-oo-hadalo-dhiiri-gelin-ah-u-jeediyay-cidamada-1.mp3

     

    ciidamada Dowladda Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWFP oo soo bandhigtay xaaladda Bariiskii Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya [Sawirro]
    Next Article Maxaa ka soo baxay baaritaankii Kiiskii ugu weynaa musuqmaasuq ee Dekadda Muqdisho..? [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo