Browsing: Xukuumadda
Xogheynta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shaacisay kulan ay xildhibaanada go’aan uga gaarayaan mooshinka laga keenay Wasiirka Dastuurka xukuumadda…
Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi.
Wasiirka arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray dalka India, socdaalkiisii ugu horeeyay ee dalkaasi uu ku tago intii…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddoomiyihii kooxda Alshabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir lagu dilay duqeyn uu ogolaaday madaxweynaha Soomaaliya.
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo Baarlamaanka Federaalka ku dhegan yahay ayaa xaaladda siyaasadda Soomaaliya ku sifeeyay mid qaawan.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga sawirqaade caan ka ahaa baraha bulshada oo ciidamada sirdoonka ay ku…
Golaha Shacabka oo Cod u qaaday dib u eegista xil ka qaadista Wasiirka Dastuurka [Akhriso Natiijada]
Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada Golaha shacabka ayaa dood dheer iyo muran kadib cod loogu qaaday dib u eegista…
Kulankii maanta ee Golaha shacabka ayaa furmay iyadoo uu ka baaqsaday inuu tago Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo laga…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta booqday xarunta ciidamada xasilinta Caasimadda.
Xoghayihii hore ee joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilkii ku wareejiyay xoghayaha kusimaha…
Kulankii Golaha Shacabka ee maanta waxaa hortegay wasiirka Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo su’aalo adag ay weydiiyeen xildhibaanada.
Magaalada Jubba ee Suudaanta Koofureed oo aan u tegey shir ay ku kulmeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD ayaa waxaa…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray dagaalka baraha bulshada ku dhex maraya taageerayaasha iyo dhaliilayaasha madaxda dowladda…
Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray laba ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo laga sugayo inay hortagaan Golaha.
Wakiilka cusub ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay tegay magaalada Muqdisho.
Madaxda xukuumadda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Gobolka Banadir ayaa ka dhex muuqday maanta olole qashin nadiifin ah oo ka dhacay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa farriin jawaab ah u diray Taliyaha NISA oo hadallo hanjabaad ah hawada u mariyay.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.
