Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay ciidamadii ku lugta lahaa rasaas lagu furay gaari uu la socday sarkaal ka tirsan…
Safiirka cusub ee Soomaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo shir degdeg ah isugu yeeray xalay Guddiga Amniga, iyadoo looga hadlay iska hor imaadyo dhex…
Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo…
Golaha shacabka ayaa maanta u yeeray Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil kadib markii ay mooshin ka keeneen xildhibaan ka tirsan…
Xildhibaan Mahad Salaad: “Isku dhacyada ciidamada waxay daliil cad u tahay qorshe xumida xukuumadda”
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u canbaareeyay qorshaha xukuumadda Soomaaliya ee sugidda nabadgelyada magaalada Muqdisho.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa loo heystaa war uu dhowaan ku naqdiyay Golaha Shacabka.
Saddex maamul Goboleed ayaa ka hor yimid qaabka wasaaradda isgaarsiinta Soomaaliya u wajahday Sharciga isgaarsiinta ee hor yaalla Baarlamaanka Federaalka.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celiyay hindise sharciyeedkii La-dagaalanka musuqmaasuqa oo golaha wasiirada ay u gudbiyeen Baarlamaanka.
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 u soo bandhigaya dood furan.
Agaaismaha Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Alshabaab ay lacago fara badan ka helaan ganacsatada iyo…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soona baxay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegya inuu saaka Magaalada Muqdisho ku sugnaa, galabtana shir uga qeyb galay…
Wasiir kale oo ka mida xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka fariisiyay Agaasimihii Guud ee wasaaradiisa, iyadoo ay xowli ku socoto…
Xoghayihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibraahim ayaa aqbalay shaqo ka joojintii Wasiirka arrimaha gudaha, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxaabiistii laga keenay dalka Itoobiya oo xalay soo gaaray Muqdisho ay xabsi…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaabkii loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Wasaaradda Arrimaha…
