Browsing: Xukuumadda
Agaasimaha Hay’adda Nabadsuggida Soomaaliya [NISA] Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku hanjabay in ganacsatada lacagaha siisa kooxda Alshabaab.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin ku sameeyay khilaaf ka dhex taagan madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee sida weyn uga horjeeda dowladda Farmaajo ayaa kahor yimid go’aanadii…
Dowladda Soomaaliay ayaa go’aanadii ugu adkaa ka soo saartay taageerada la siiyo kooxda Alshabaab.
Wasiir Yuusuf Garaad: “Dowladda Ethiopia shuruud la’aan ayay ku aqbashay codsiga Madaxda Soomaaliya”
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay maxaabiista dowladda Itoobiya sii deysay ee caawa gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa ka hor yimid xil ka qaadis uu maanta sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha…
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xaalad adag kasoo food saartay xaalad musuqmaasuq ah oo ka dhacday Dekadda…
Wararka laga helayo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay Xoghayihii Joogtada ee KMG ahaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Waxaa si weyn warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada hareeyay qoraal ku saabsan in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaheeda amniga ayaa sheegtay inay ka hortagtay oo fashilisay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa degdeg u farageliyey xaalad kacsan oo ka jirta Dekadda magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dadaal ugu jirto dib u soo nooleynta shirkadii Diyaaradaha Calanka Soomaaliya wadatay SOMALI AIRLINES.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inaan afti Dastuurka loo qaadi karin laba arrimood dartood.
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa shaaciyay in ciidamada NISA ay noqon doonaan Qarsoodi.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa shirka Caalamiga ah ee 67aad ee Hay’adda Baddaha Adduunka [International Maritime organisation IMO].
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkadaha bixiya adeegga internerka ka dalbaday inay keenaan xarig labaa oo fibre…
Iyadoo dood weyn ka dhalatay lacago loo qoodeeyay maamul Goboleedyada, taasoo ka dhex muuqatay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaaday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed.
Khilaaf ku saabsan maamulka mushaarka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ka dhex taagan Wasaaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska ciidamada.
