Browsing: Xukuumadda
Dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku fashilantay caddeynta horumarkii ugu weynaa ee ay sheegtay inay gaartay intii…
Kulankii labaad ee kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo adag lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaaf la sheegay inuu ka dhex taagan yahay xildhibaanada Baarlamaanka…
Iyadoo uu dhowaan furmay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa la sheegay in Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka uu qoraal abuuraya xiisad…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay markii ugu horeysay xuquuq uu yeelanayo madaxweyihii hore ee Soomaaliya.
olaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa maanta booqday dekadda magaalada Kismaayo.
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee toddobaadlaha ahaa ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo.
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku dhaca u dhaxeeya xildhibaanada iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa gaaray magaalada Kismaayo.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta baarlamaanka federaalka u gudbisay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2017.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka oo maanta yeelanaya shirkoodii koowaad ee kalfadhiga labaad ayaa la hor keenayaa dacwad ka dhan xukuumadda…
Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Joogtada kulan degdeg ah la qaatay Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddiga joogtada ah oo shir degdeg maanta isugu yimid ayaa ka dooday xiisad ka dhalatay…
Wasiiro ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Abidjan ee dalka Ivorycoast.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay Mooshin maalmahan la hadal hayay in laga waddo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa ay ka socoto xaflad lacag loogu ururinayo ciidamada dowladda.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo lagu kordhinayo awoodeeda, laguna canshuurayo shirkado ajnabi u badan oo dhex degan degaanka…
