Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Adis ababa uga dhawaaqay war farxad oo ku saabsan heshiis ay…
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda, kaas oo looga…
XOG: Cadaadisyo waaweyn oo heysta Ra’iisal Wasaare Kheyre [Farmaajo oo arrin halis ah ku wareejiyay]
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhex jira cadaadisyo siyaasadeed oo uga yimid dhinacyo kala duwan.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku jooga safarkisii labaad.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa weeraray xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka ay yeesheen guddiga amniga Badaha, kaas…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay fannaaniinta Soomaaliyeed oo u badan qurba joog ah oo maalmahaan…
Dowladda Soomaaliya ayaa fasaxday Shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka ah munaasabadda ciidul fitriga awgeed.
Qaramada Midoobay ay qandaraas ku siisay shirkad lagu magacaabo SRT Marine Systems PLC inay ilaaliso xeebaha Soomaaliya, kalluumeysiga sharci darrada ah iyo…
Hay’adaha Ammaanka dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay soo bandhigaan mid ka mida Amiirada Alshabaab oo dhowaan lagu qabtay Magaalada…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhisay Soomaaliya dhowaan albaabada loo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.
Qorshihii xasilinta ammaanka Muqdisho ee xukuumadda Soomaaliya ayaa su’aalo badan ka dhasheen kadib markii weerarro is xiga ay Alshabaab ka…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee maanta ayaa looga dooday sharciyo la horgeynayo baarlamaanka iyo xaaladda ammaanka.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud (Carab) ayaa sheegay in qarixii Alshabaab la beegsatay aanu qasaare badan geysan.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Mooshin la sheegay in xildhibaano ka mida Baarlamaanka Federaalka ay ka diyaariyeen xukuumadda Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray in xilli hore la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda si ciidul fitriga…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan degdeg isugu yeeray saraakiisha amniga amarro cusub ku soo rogay dardar gelinta amniga…
