Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Mooshin miyaa laga keenay Xukuumadda Kheyre Mise isku-shaandheyn ayaa la sugayaa..? [Warbixin]

    Mooshin miyaa laga keenay Xukuumadda Kheyre Mise isku-shaandheyn ayaa la sugayaa..? [Warbixin]

    June 22, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Mooshin la sheegay in xildhibaano ka mida Baarlamaanka Federaalka ay ka diyaariyeen xukuumadda Ra’iisal wasaare Kheyre.

    Wararka qaar ayaa tirada xildhibaanada Mooshinka wada ku sheegay inay gaarayaan in ka badan 130 xildhibaan, halka warbixinadda qaarkood ayna ku eedeeyeen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka danbeeyo Mooshinkan.

    Haddaba baaritaan ay sameysay Wadani.com ayaa lagu ogaaday in Mooshinka guud ahaan uu yahay mid warbaahineed oo aanu jirin xaqiiqo ahaan Mooshin noocaasi ah, marka laga reebo xildhibaano dhowr ah oo xukuumadda cadaadis ku saaraya in la sameeyo isku shaandheyn.

    Hadal heynta isku shaandheynta Golaha Wasiirada xukuumadda Kheyre ayaa timid iyadoo uu hore Ra’iisal wasaaraha u ballanqaaday intii uu ku jiray ololaha codka kalsooni u raadinta xukuumadiisa, taasoo xildhibaano hore wasiiro u soo noqday iyo qaar ku kacsan xukuumadda cusub oo mooshin ka keenay intii aanay kalsoonida helin lagu xaliyay.

    Kadib sameynta madashii xildhibaanada Hore-u-socod oo ujeedkeedu ahaa mucaaradnimada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaa hadda soo noolaaday xildhibaano hore u soo noqday oo olole ugu jira inay meel uun kasoo galaan xukuumadda cusub.

    Waxaa kaloo xusid mudan in xukuumadda Ra’iisal wasaare Kheyre ay heysato laba bilood oo aan laga keeni karin wax mooshin ah, iyadoo weli ku dhex jirta lixdii bilood ee sharcigu siinayay inay shaqeyso.

    Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa saaxiib dhow la ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waana wax lala yaabo in madaxweynihii hore loo saariyo mooshin aan asal ahaan jirin, iyadoo la ogyahay in dardaarankii Xasan Sheekh ee ugu danbeeyay uu ahaa in dowlada lala shaqeeyo oo aan lo baahneyn xasilooni darro siyaasadeed.

    Wadani

    Kheyre Mooshin Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo ku dagaalamay Degmada Warsheekh iyo Xaalad dagaal oo ka taagan
    Next Article AKHRISO: Arrimahan Dartood waa in xilka laga qaado Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo