Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo uu Amro weerarrada Mareykanku ku qaado Alshabaab

    KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo uu Amro weerarrada Mareykanku ku qaado Alshabaab

    August 11, 2017Updated:August 11, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasaaradda Warfaafinta ayaa dadka Soomaaliya xilli waliba oo howlgal ay sameeyeen ciidamada Mareykanka baahiya inuu amray madaxweynaha Soomaaliya.

    Baraha bulshada ayaa wararkaasi si weyn loogu adeegsadaa iyadoo lagu muujinayo dowladnimada ay gaartay Soomaaliya markii uu madaxweynaha cusub ee Maxamed C/llaahi Farmaajo xilka la wareegay.

    Wasiirka warfaafinta C/raxmaan Yarsiiow iyo xafiiska Madaxtooyada ayaa mararka qaarkood adeegsaday ereya “ogolaaday”, waxayse inta badan jecel yihiin inay baahiyaan Amar uu madaxweyne Farmaajo ku bixiyay weerar lagu dilay hoggaamiye Alshabaab ah.

    Wararkan soo noqnoqday ayay caddaatay inay yihiin been abuur (Fake News) kadib markii Mareykanka uu shaaciyay xaqiiqada weerarrada Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya iyo doorka madaxweynaha Soomaaliya ku leeyahay.

    Qoraalkii ugu dambeeyay ee soo kasoo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday fulinta howlgallada Mareykanka Bishii Maarso 2017, markaasoo ahayd xilliga kaliya ee qorshahan laga saxiixay. Taasoo caddeyn u ah in ogolaashaha Farmaajo uu dhacay mar kaliya ee aanay jirin wararka dowladu faafiso markii howlgal dhacaba in amarkiisa uu bixiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

    Dowladda Soomaaliya ayaa hore uga dalbatay Maryekanka in la ogeysiiyo marka la fuliyo weerarrada ka dhank ah Alshabaab iyo warbixintooda, taasoo loo ogolaaday xiligii dowladii Xasan Sheekh, waxaana lagu wargeliyaa howlgallada la fuliyo madaxweynaha iyo taliyaha NISA, balse ogolaashaba ayaa mar qura dhacay oo ahayd March 2017.

    HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA AFRICOM

    War-saxaafadeedka xalay kasoo baxay  taliska AFRICOM ee wasaaradda difaaca Mareykanka ayaa u muuqday inuu jawaab u ahaa warka ay baahiyeen Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasiirka Warfaafinta ee ah in Madaxweyne Farmaajo amray howgalkii ugu danbeeyay ee shalay ay fuliyeen ciidamada Mareykanka oo la sheegay in lagu dilay xubin sare oo katirsan Alshabaab.

    DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday Howlgal lagu dilay Sarkaal Alshabaab ah

    AKHRISO: Dowladda Mareykanka & Somaliya oo War ka soo saaray Weerarkii Duqeynta Alshabaab

    GOOBJOOGE

    AFRICOM Alshababa Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNatiijada Doorashada Kenya oo lagu dhawaaqayo iyo xaaladda Magaalada Nairobi oo kacsan
    Next Article DEGDEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo