Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho wafdi ka socda dalka Qatar oo magaalada Muqdisho…
Muqdisho, June 10, 2017 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta si rasmi ah dib ugala wareegtay
Madaxda sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa la afuray, salaadii Maqribkana la tukaday ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ee ku howlgalka…
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shegay in ciddii ka hor timaada go’aanadda Amniga ee…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi, danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa dibu bilaabay howlihiisii kormeer ee hay’adaha ammaanka kadib markii in muddo ah uu…
Wafdigii ugu balaarnaa ee wasiiro ah ayay dowladda Soomaaliya u dirtay Dalka Sacuudiga, iyadoo ay ka mid yihiin wasiiro iyo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
XOG CULUS: Boqorka Sacuudiga oo La-taliyihiisa u soo diray dowladda Somalia [Maxaa kala qabsaday..?]
Dowladda Sacuudiga ayaa magaalada Muqdisho u soo dirtay la-taliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala hadlo xaaladda dalka Qatar, kuna qalqaaliyo…
Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa shalay u dhoofay Boqortooyada Sacuudiga iyadoo raacay diyaarad gaar ah oo uu soo diray…
Ra’iisul Wasaaraha oo Shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London.
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdigii ugu balaarnaa oo ka kooban wasiiro u dirtay Boqortooyada Sacuudiga.
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed soo saartay markii ugu horeysay uga hadashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalaayiin Doolar siisay dowladda Soomaaliya, taasoo loogu talogalay taageerada miisaaniyadda xukuumadda ee sanadkan 2017.
Khilaaf ku sabasan adeegga ay bixiso Shirkadda Albeyrak ee maamusha Dekadda Muqdisho iyo Ganacsatada adeegsata dekadda Muqdisho ayaa cirka isku…
Wasiirka Amniga ayaa agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha u magacaabay C/fataax Ibraahim Cumar Shaaweye oo ay isku dhow yihiin…
Wasaaradda Amniga ayaa digniin culus u dirtay dadka shaqo raadiska ah ee adeegsada shahaadooyinka aan saxda ahayn.
Wasiiradii ugu badnaa xukuumadda oo tegaya Sacuudiga & Heshiisyo lagu saxiixayo mashaariic [Akhriso]
Wafdigii ugu balaarnaa dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri u dhoofaan dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hor yimid Qorshe ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.
