Browsing: Xukuumadda
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad loo heysto raggii ka dambeeyay dilkii wasiirkii Howlaha guud ee xukuumadda…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeeidyay bannaanbixii lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Muqdisho ka dhacay…
Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa noqday mas’uulka ugu safarrada badan xukuumadda Soomaaliya ee inta badan ka maqan magaalada…
Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa digniin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiislaha ahaa kadib markii uu baaqday toddobaadkii hore.
Agaasimaha Hay’adda NISA ee Nabadsugidda iy Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) aya ka war bixiyay Qorshaha howgalka NISA ee ka…
Wafdi ka kooban ku dhowaad 10 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa si cad uga hore yimid qoraal ka soo baxay Xeer ilaalinta Qaranka.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in dadaal ay gashay xukuumadda oo lagula dagaalamay musuqa ay suuragashay in la kordhiyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu hore uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Dowladda Federaalka ayaa dacwad ku soo oogay Cumar Faaruuq Cismaan oo sheegta inuu hoggaamiyo ururka Saxafiyiinta Soomaaliyed ee NUSOJ.
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Insaanka xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin Xaaji ayaa markii ugu horeysay ka hadashay
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka kulan isugu yeeray xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya.
Dowladda Federaalka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababtii dhalisay in muddo dhowr maalmood ah ay diyaaradaha Shirkada Turkish Airline…
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulan uu la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ka dalbaday inay dhaqaale ku bixiyaan mashaariicda horumarineed ee dalka.
Munaasabad lagu dhagax dhigay dhismaha jidka soddonka oo ka mida waddooyinka ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday…
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa laga arkay qeybo badan oo ka mida Gobollada Soomaaliya, iyadoo lagu dhawaaqay in berrito ay…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday saldhigga Balli-doogle ee ciidamada, Gobolka Shabellaha Hoose.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha dalka u diray Mooshinkii ku saabsanaa…
