Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Ma ogolaaneyno in Dhashiikeyaal lagu wato magaalada Muqdisho..” [DHAGEYSO]
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maanta la bilaabay fulinta amarkii hubka waaweyn looga mamnuucay magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka ayaa la wareegtay waax ka tirsaneyd Wasaaradda kale ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la soo baxay dardar iyo la xisaabtan wasiirada xukuumadiisa, taasoo isbedel weyn…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha wasiirada ugu jira Beesha Hawiye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in lacag aan la fileyn oo dheeraad ah ay ka soo xerootay cashuurta Qaadka kadib markii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkii labaad ku tegay dekadda weyn ee Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagbeysay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doha ee dalka Qatar, Wasiirka Arrimaha Dibedda…
Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas…
Wsaiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle ayaa isbedel ku sameystay mas’uuliyiinta wasaaradda u qaabilsanaa Dekadda Muqdisho.
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Aala-taani ayaa farriin qoraal ah ka helay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qarxiyay lacagaha kasoo xerooda Garoonka diyaaradaha Muqdisho inay galaan Jeebabka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qataruga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee…
Wasaaradda Dastuurka dowladda Federaalka ayaa Muqdisho ka furtay shir wadatashi ah oo ku saabsan arrimaha dastuurka.
Mugdi badan ayaa ku xeeran qaabka loo magacaabo xilalka dowladda Federaalka, kadib markii baraha bulshada laga ogaaday mas’uuliyiin kala duwan oo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee dalka Qatar.
