Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Lacag aan la fileyn Dowladda uga soo xarootay Garoonka Diyaaradaha kadib isbedelkii saraakiishii Canshuuraha

    Lacag aan la fileyn Dowladda uga soo xarootay Garoonka Diyaaradaha kadib isbedelkii saraakiishii Canshuuraha

    May 17, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in lacag aan la fileyn oo dheeraad ah ay ka soo xerootay cashuurta Qaadka kadib markii isbedel lagu sameeyay saraakiishii wasaaradda Maaliyadda.

    Laba maalmoo ay oo ay howlgaleen saraakiisha cusub ee la magacaabay ayaa la sheegay inay soo xareeyeen lacag canshuurta Qaadka ah oo dheeraad ah, taasoo gaareysa $34,000 ($17,000 maalintii).

    Ra’iisal wasaaraha oo ay la socdaan wasiiro dhowr ah ayaa maanta booqday Dekadda iyo Garoonka Muqdisho si ay u dhiirigeliyaan saraakiisha maamulka cusub ee canshuuraha wasaaradda Maaliyadda, waxaana arrintan ka dhalatay su’aal ah cidda qaadan jirtay lacagtan.

    “Maanta oo aan booqanay Furdada gegida dayuuradaha ee Adde Adde ayaan dhiirigelinay saraakiisha Furdada ee Wasaarada Maaliyada oo suurtogeliyey in maamulka cusub oo labo cisho joogo inuu ururiyey canshuur ka badan $ 130,000 oo ka muuqda koror $34,000 oo labo cisho lagu badbaadiyey,  lacagta baaqatay labo cisho waxey bishii noqon kartaa $510,000.00 oo in ka badan 5000 ciidan mushaar lagu siin karay” ayuu yiri wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Tariisow oo intaas ku daray in Musuqmaasuqa uu la degey dalka.

    Saraakiisha xilalka laga qaaday ee Furdada iyo Garoonka Diyaaradaha ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwo ku xiddideystay ilaha dhaqaalaha dalka oo si toos ah u maamulan jiray, hanti badanna ka yeeshay iyaga mas’uuliyiin kula shirko ahaa.

    Wadani.com

    Canshuurta Qaadka Dekadda Garoonka Musuq Top Wasaaradda Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaraakiil Ajnabi ah miyaa ku dhintay Qarixii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho..?
    Next Article Madaxweynaha Ruushka oo difaacay Donald Trump, soona bandhigay talo yaab leh

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo