Browsing: Xukuumadda
Ciidamada AMISOM ayaa maanta fal xushmad darro ah kula kacay wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray madaxda ku lebisatay dareyska ciidamada xoogga dalka ee milateriga.
Xiisadda ka taagan shaqo ka fariisin uu wasiirka warfaafinta ku sameeyay agaasimaha guud ee wasaaradaasi C/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa cirka…
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ku dhawaaqay inuu bilaaban doono isla xisaabtan ku saabsan dayaca ka jira ammaanka…
Wasaaradda Amniga oo maanta ku dhawaaqday in la furayo wadooyinka xiran ee Muqdisho aya fulisay tallaabadii ugu horeysay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.
Wasiirka Cusub ee Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa soo saaray amar ku saabsan isku socodka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre faragelin ku sameeyay shaqo ka fariisintii…
Warar lagu kalsoonyahay oo laga heley xarunta wasaarada warfaafinta ayaa sheegaya in agaasimihi xilka laga qaaday C/risaaq Yuusuf Bahlaawi uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa awood dheeraad ah siiyay wasiiradiisa, isagoo kula dardaarmay howl adag iyo shaqo gudasho.
KASHIFAAD: Maxaa xilka looga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta [Warbixin xasaasi ah]
Wasiirka cusub ee Warfaafinta C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf…
C/lllaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay in loo magacaabay Taliyaha Hay’adda socdalka iyo jinsiyadaha.
Wasiirka Warafaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaaciyay sababta uu shaqada uga fariisiyay laba agaasime oo ka tirsan…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa maanta xilka ka qaaday agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradaasi C/risaaq Yuusuf…
Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa ayaa deeq loogu talogalay dadka abaareysan soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto ku soo saaray xilliga shaqaalaha dowladda ay shaqada soo gelayaan kana…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku jira kormeero kedis ah oo uu ku tegayo xarumaha…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta.
