Browsing: Xukuumadda
Wararka laga helayo xafiiska Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in lagu dhawaaqayo Golaha wasirada cusub.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britian oo ku dhawaaqay sababtii uu Muqdisho u yimid (Akhriso Qoralkiisa)
Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Boris Johanson oo maanta Muqdisho ku yimid socdaal saacado qaatay ayaa ku dhawaaqay ujeedada booqashadiisa.
Waxaa maanta 15 Maarso 2017 booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xoghayaha arrimaha dibadda Britian Boris Johanson oo la kulmay madaxweynaha…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaabilay madaxda Midowga Afrika iyo AMISOM ee Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa booqasho maalin ah maanta ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya isu soo bax iyo salaad roobdoon ah oo hadda ka…
Iyadoo ay socdaan dadaaladii ugu danbeeyay ee magcaabidda Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya qaabka awood…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dalab culus hordhigay xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaaliya kadib kormeer uu maanta…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirkii ugu horeeyay ee caalami ah intii xilka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa beeniyay inuu ka badbaaday qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu weeraray Hotelka Weheliye ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay xubno ka socday saxafiyiinta Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu muhiimsanaa soo saaray, kaasoo ku saabsan dhulka hantida guud.
Iyadoo olole weyn ka socda magaalada Muqdisho oo ku saabsan ka mid noqoshada Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xlliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddiga abaaraha soo gaarsiiyay lacag dhan 30,000 Doolar oo la sheegay in qoyska madaxweynaha…
Iyadoo xalay la soo gabagbeeyay wadatashiyadii beelaha Soomaalida ee dhismaha Golaha wasiirada cusub ayaa la soo xaqiijiyay in labada xafiis…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo gabagabeeyay la-tashiyadii uu la yeelanayay xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ee xilka sii heysa ayaa soo saaray qoraal uu waxba kama jiraan…
