Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Arrimaha Gudaha SoomaaliyaC/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa faragelin ku sameeyay dhul la isku heyso oo ku yaalla degmad Hodon ee…
Wasiiru dowlaha cusub ee wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa maanta loo dhaariyay xilka cusub ee…
Raiisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka…
Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa cabasho xoog leh u gudbiyay xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay arrin ay qaadaceen oo ku saabsan aqalka sare ee Baarlamaanka, isagoo sheegay inay waafaqsan…
Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa markii ugu horeysay maanta ka soo dhex muuqday xubnaha…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa qarka u saaran inuu xilka iska casilo kadib markii ay…
Waxaa halkan hoose ka dhageysan kartaa War-murtiyeedka ka soo baxay Shirkii Madasha Qaran ee Wada-tashiga.
War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa u sharaf ah inay soo dhoweyso Danjire Stephen M. Schwartz…
Safiirkii ugu horeeyay ee si rasmi ah dowladda Mareykanka u soo magacawdo Soomaalia
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu xaalad caafimaad…
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ku fadeexowday war ay ka qortay qarax xalay lala beegsaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Faederaalla Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa Deeq lacageed Gaarsiiyey Dhibane Cabdinaasir Saciid Ibraahim (Kaneeco) oo Mudooyinkaan ku…
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa caawa ka badbaaday qarax Bam oo lala beegsaday gaari uu…
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa ku guul darreysatay in raashin mucaawino ah oo dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaliya aya gaarsiiso…
Duqii hore ee magaalada Muqdisho iyo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha Cadaaladda ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta safaaradda Ingiriiska
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab kulul oo aan soo daahin ka bixiyay sawir iyo faallo
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaalida Cumar C/rashid ayaa 26-kii Bishan u magacaabay Agaasimaha Hay’adda
