Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa natiijada Imtixaanka Qaran ee ay Wasaarradda Waxbarashada ay qaaday sanad dugsiyeedka 2015-2016.
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijadii la wada sugayay ee Imtixaankala qaaday sanad dugsiyeedka 2015-2016.
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in duqii hore iyo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)
Safiirada cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al-makhsuumi
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa,
Mid ka mida shaqalaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Nairobi.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa wareegto ku magacaabay
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo ka qeybgalay shir madaxeedkii 27-aad ee midowga Afrika
Dowladda Masar ayaa deeq Gaadiid iyo hub ah soo gaarsiiyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, waxaana deeqdaasi oo loogu talagalay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka…
War iminka soo dhacay ayaa sheegay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay qaateen go’aan dalka looga saarayo laba hay’adood oo…
War xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’ado iyo shirkado Turki ah laga saarayo magaalada Muqdisho
Cabdixafiid Maxamud Jaamac: ‘Wax la aqbali karo ma’ahan in uu Cumar Cabdirashiid xoog ku daganaado gurigeenna uuna maalin walba noo…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa booqasho ku jooga dalka Itoobiya, wuxuuna la kulmay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay arrin la isla dhex maray oo ku saabsan kulan dhex maray…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixisay Siyaasadda Qaran ee Jinsiga, sidii warbaahinta u marin habaabisay qaabkii ay uga hadleen…
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Berito ay tahay maalintii ugu danbeysay ee Bisha Ramadaan. Guddi ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa diyaarad gaara u kireystay dalka Boqortooyada Sacuudiga oo cumro siyaasaded uu…
Wasiirka cusub ee caafiimadka Maxamed Xaaji C/nuur iyo wasiiru dowle cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo aan…
