Browsing: Xukuumadda
Muqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Culimadii dhowaan Bayaanka kasoo saaray Siyaasad Qaran oo ku saasban Jinsiga…
Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya C/salaam Axmed Caato ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu xilka iska casilay, wuxuuna si kooban uga…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in Afhayeen cusub loo magcaabay xukuumadda Soomaaliya kadib markii xilkaasi laga…
Muqdisho, 29 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta…
Xukuumada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid Culimada Soomaaliyeed iyo Odayaal oo ku saabsan Xeerka Siyaasadda Qaran ee…
Culimo iyo odayaal Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan culus ka keenay Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha…
Kadib muranka ka dhashay xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga waxay dad badan is weydiinayaan su’aal ka dhalatay sida sharciyo noocan…
Culimada, waxgaradka iyo odayaal dhaqameed ayaa si weyn uga hor yimid xeer lagu magacaabo SIYAASADDA QARAN EE JINSIGA oo ay…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiiru dowlihii xafiiska Ra’aysulwasaaraha arrimaha deegaanka…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu aaso Allaha u naxariistee Marxuum Burci Maxamed Xamza, oo ahaa Wasiiru dowlihii…
Wasiir ka tirsan Xukuumadd Soomaaliya ayaa goor danbe la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii Naasa-hablood 1 ee magaalada Muqdisho. Wasiiru…
Madaxdii madasha Qaran ee shirka uga socday magaalada Baydhaba isu bedeshay Madal danley ah oo lagu go’aamiyo wax ka bedelka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasn Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa si aan la fileyn u baab’iyay qoondadii…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa xilkii ka qaaday laba ka mida Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo uu aqbalay…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi…
War-saxaafadeed ay soo saareen Guddigii ay dowladda Soomaaliya u saartay baarintaanka Raashin lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo…
Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in muran ka dhashay xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee loo magaaabay Guddiga Doorashada…
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyay Guddiga Saxaafadda Soomaaliyeed oo ka mida guddiyada uu…
