Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka hadlay xaaladda doorashada dalka oo muddo kooban ka hartay, wuxuuna sheegay in la sameeyay…
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tiro cusub ku soo kordhiyay qasaaraha dagaalka Alshabaab kasoo gaaray weerarkii cuslaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada dalka ayaa…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ee Khamiislaha ahaa ku magacaabay guddi ka kooban wasaarado ka tirsan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa siyaabo kala duwan u soo saaray warar…
Wafdigii Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ee ku sii jeeday maanta Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu…
Muqdisho, May 26, 2016——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay…
Safiiro uu ka mid yahay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa lagu ansixiyay goor dhoweyd shirkii Golaha Wasiirada ee maanta, kadib…
Saxafiga caanka ah ee Soomaaliyeed Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo siyaasadda si weyn ugu soo biiray markii uu isu soo…
Shirka Golaha Wasiirada ee Maanta uga socda magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in la hor keenay xubno cusub oo loo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo…
Dowladda Soomaaliya ayaa bedeshay safiirkii u fadhiyay dalka Talyaaniga Muuse Xasan Cabdulle, iyadoo xilka safiirnimo ee Danjiraha Soomaaliya ee Roma uu…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku soo saaray in heshiiska Qaabka Doorashada sidiisa u dhaqan galo, wuxuuna…
War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shir muddo afar maalmood ah ka socday magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug oo ay…
Kulan kale ayaa caawa dhex maray guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan dib u eegista heshiiska Madasha Qaran ee Doorashada 2016,…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa safiir u magacaabay wasiirkii hore Boostadda iyo Isgaariinta Guleed Xuseen Qaasim oo dhowaan xilka laga qaaday…
Shirkii Golaha Wasiirada Xukumadda federaalka Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa ku anxisiyey sharci lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee la…
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka dhawaajiyay cabsi laga qabo musuq iyo boob lagu sameeyo hantida…
Wafdi ka socda dowladda Mareykanka oo Muqdisho tegay ayaa la sheegay inay farriin adag soo gaarsiiyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha…
