Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in Ilaa iyo 50 Hay’adood oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cumar…
Kulankii la filayay inuu maanta ka dhaco xarunta Baarlamaanka Federaalka ee magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay qorshe muddo kordhin ah oo dowladda Federaalka u baahan tahay si loo qabto doorashooyinka…
Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo hormarin laha Hanaannka Cadaaladda Soomaliya. Shir looga hadlayay horumarinta hanaanka Cadaaladda dalka…
Wasaaradaha Caafimaadka caafimaadka dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa heshiis ku saxiixday, iyadoo heshiisku ahaa adkeynta iyo dhaqan gelinta heshiis hore loo saxiixay.…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa looga yeeray Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyadoo waqti degdeg loo qabtay. Baarlamaanka ayaa Ra’iisal wasaaraha…
Xubno ka socda Hanti dhowrka Qarnka ayaa shalay xirtay xarunta Wasaaradda Dastuurka ee magaalada Muqdisho iyagoo xirtay xafiisyada wasaaradda oo…
Fadeexad lagu lunsaday lacago loogu talogalay baahinta Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa hareeyay Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya sida warbixino…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xil ka qaadista Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Cali Sharmarke ku sameeyay wasiirkii wasaaradda boostada iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa caawa kulan degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada isagoo ka maqnaa shirarkii…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa safar aan hore loo ogeyn oo isaga u gaara ku tegay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo fadhigiisu yahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa dalka Sacuudiga ku tegay socdaal…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa durba bilaabay ololaha doorashada Xisbiga PDP ee ay bahoobeen madaxweyne Xasan Sheekh iyo asxaabtiisa loo…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay…
War aanu kasoo xiganay ilo ka tirsan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay mid…
Wafdi ka kooba wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo xubno kale oo la socda ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jowhar…
Shirkii hordhaca ahaa ee Madasha Wadatashiga Qaran ee maanta ka dhacay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa la isku…
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nayroobi ee dalka Kenya…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo muddo ka badan todobaad ku sugnaa magaalada Garowe, kuna guuleystay inuu Puntland ogoleysiiyo…
