Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Cumar C/rashiid oo magacaaabay Guddiga Maqaamka Muqdisho [Akhriso Magacyada]

    Cumar C/rashiid oo magacaaabay Guddiga Maqaamka Muqdisho [Akhriso Magacyada]

    July 20, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa wareegto ku magacaabay

    Gudiga Matalaada iyo Maqaamka Caasimadda Soomaaliya oo kasoo talo bixin doona sida Gobolka Banaadir metelaad ugu yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Guddigan uu magacaabay Ra’iisal wasaaraha ayaa ka kooban 19 Xubnood oo kala kala socda Dowladda Federaalka, Maamulada dalka iyo xubno ka socda Magaalada Muqdisho, waxaana arrintan lagu go’aamiyay Shirkii Baydhaba ee Madasha Qaran.

    Akhri : Qodobadkii ka soo baxay shirkii Madasha ee Baydhaba

    Guddigan ayaa loogu talogalay inuu warbixin u gudbiyo Madasha Qaran 17-ka Bishan, waxayna ahayd in la magacaabo horaanta bishan July, laakiin waxaa muuqata in maalin kadib xilligii oo qoondeeyay inuu  Guddiga soo dhameeyo howshiisa la magaaabay, waana dib u dhac weyn oo ka jira doorashada 2016 oo qarka u saaran inay muddo bilo ah dib u dhacdo.

    Waxaa la magacaabay Guddi kasoo talo bixiya Maqaamka magaalada Muqdoisho Gudigu wuxuu ka kooban yahay 19 Xubnood oo ay 5 ka mid ah ay soo magacawday DFS, halka Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banadir ay soo macaabeen mid labo Xubnood, Guddiguna wuxuu talo bixintiisa soo gudbinayaa 17 Luulyo July 2016-ka [QODOBADKII SHIRKII BAYDHABA]

    Waxaa kaloo xusid mudan inaysan Wareegtada Cumar C/rashiid ku qorneyn xilliga uu jirayo guddiga iyo waqtiga uu soo gudbinayo taladiisa midna.

    HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA RA’IISAL WASAARAHA IYO MAGACAYADA GUDDIGA

    Wareegto-Maqaamka Muqdisho1

    Wadani.com

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Madasha Qaran oo baaqday iyo xaalad cusub oo ku soo korortay Doorashada 2016
    Next Article DAAWO: Sawirro cusub oo laga helay ninkii 84-ka ruux ku dilay dalka Faransiiska

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo