Browsing: Xukuumadda
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga…
Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta loo dhaariyay xilka Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukumadda…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu baajiyay safar uu…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa maanta u anbabaxay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan si uu xal ugu…
Dowladda Soomaaliya iyo Japan ayaa maanta kala saxiixday heshiis ay ku heleyso deeq lacageed oo gaareya 48 milyan oo doolar oo…
Kulankii Khamiislaha ee Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay xarunta Xukuumadda ee Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka baaqsaday kulanka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in weerarkii lagu qaaday calay Degaanka Awdheegle ay wadajir u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaalida iyo kuwa…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Xubno ka tirsan Golahiisa wasiirada ayaa ka qeybgalay …
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hubka ay qabteen ciidamada Australia duleedka xeebaha dalka Cumaan ay…
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegatay inay iyadu bixisay xogtii lagu duqeeyay Xeradii Alshabaab ee Raaso oo Mareykanku sheegay inay ku dileen…
Xildhibaannada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale kulankooda maanta su’aalo ku weydiinaya Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo ay noqoneyso…
Laba fadhi oo qaatay laba maalmood iyo in ka badan 10 saacadood ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya lagu weydiiyay su’aalihii ugu…
Kulankii ugu adkaa ugu dheeraa ee su’aalo lagu weydiiyo madax Soomaaliyeed ayaa maqribnimadii Caawa soo gabagaboobay, kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa u sheegay guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir inay iyagu mas’uul ka yihiin…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta hor tegay Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo ay la socdaan wasiiro iyo taliyaha…
Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo taliyaha ciidamada Booliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa socdaal ku…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa shaaciyay amar lagu soo rogay dadka Muqdisho isagoo sheegay la…
Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha ciidamada Nabadsugidda Qaranka C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa markii labaad maanta ka baaqsaday…
