Browsing: Xukuumadda
Shirkii degdegga ahaa Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo caawa la isugu yeeray ayna goobjoog ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shir degdeg uga socdaa Madaxtooyada, iyadoo galabta uun la isugu yeeray Golaha wasiirada isla…
Kadib markii dhoof caashaq ku dhacay madaxdii dalka oo dhan oo mar qura ay dalka ka wada tageen toddobaadkii hore,…
Kusimaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ahna wasiirka Cadaallada C/laahi Jaamac Ilkajiir ayaa maanta shir uu isugu yeeray golaha wasiirada ka ansixiyay…
Askari ka tirsan ciidamada ilaalada Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa ku dhintay laba kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray laba madfac…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo la filayay in la baajiyo, laakiin…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa guul ku tilmaamay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Istanbul ee Dalka…
Shirkii heerka sare ee Saaxiibada Soomaalida oo labadii maalmood ee 23-24 Febraayo 2016 ka socday magaalada Istabuul ayaa la soo…
Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga waxaa goor dhoweyd lagyusoo gabagabeeyay shirkii caalamiga ahaa Arrimaha Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameeyay agaasimihii labaad muddo toddobaad gudihiis ah, waxaana maanta xilka lagala wareegay…
Ra’iisal wasaaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wixii wafdigiisa ku qabsaday magaalada Nairobi ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo ku sugan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa furaya shirweyne caalami ah oo…
Wararka xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka C/qani Sheekh Cumar, iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa bilaabay qorshe xilalka looga qaadayo agaasimeyaasha wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya. Qorshahan oo…
Saraakiil ka tirsan waaxda duulimaadka Kenya ayaa shaaciyay sababta keentay in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya muddo saacado ah lagu xayiro Garoonka…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qaar ka mid ahaa wafdi la socday Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar…
Wararaanu goor dhow ka helnay madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud si degdeg…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay caawa magacaabaan ilaa 12 safiiro cusub oo Soomaaliya u fadhin doona dalalka…
Muqdisho, February 19, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u…
Wararka aan ka heleyno Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa shir degdeg loogu yeeray xubnaha Golaha wasiirada,…
