Browsing: Xukuumadda
Muqdisho, February 18, 2016—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa u yeeray inuu Baarlamaanka hor yimaado kadib su’aalo xildhibaanada ay weydiiyeeen shalay wasiirka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sharciga xisbiyada ku celiyay una gacan geliyay Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii uu buuq ka dhashay xilliga ay…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Shama’arke) ayaa soo saaray wareegto ku saabsan dhowrista xasaanada Xildhibaanada iyo Golaha Wasiirada,…
a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny…
Baaritaanka hay’adaha ammaanka ku hayaan qorshihii lagu qarxiyay diyaaradda Daallo Airlines ee horaantii bishan ayaan wax dheeraad ah laga helin…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane…
Kadib dhacdadii lagu qarxiyay diyaaradii Daallo Airlines ee ka duushay Garoonka magaalada Muqdisho 2-dii Bishab Febraayo waxaa aad loo adkeeyay…
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya shirarkii halkaasi uga socday wafdiga beesha caalamka iyo madaxda dowlad…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka iyo Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO iyo wasaarada ayaa kala saxiixdeen heshiis labo sano ah oo…
Garyaqaanka dowladda oo ka hor yimid dacwadii Xisbiyada siyaasadda ee loo heystay Ra’iisal Wasaaraha
Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cismaan C ilmi Guuleed ayaa ka hadlay dacwad ay dhowaan xisbiyo siyaasadeed ka gudbiyeen Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Ciraaq Iyaad Calawi, aha madaxweyne ku xigeenka dalkaasi oo ka mida madaxda xisbiyada caanka ah…
Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta…
Qaar ka midka xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Baarlamaanka geeyay Mooshin loogu yeerayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo…
Wadani.com ayaa ogaatay xog ku saabsan in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyada Sacuudiga siisay dowladda Soomaaliya,…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq isugu jirtay gaadiid iyo qalab-xafiiseed oo dawladda Masar ay ugu deeqday Wasaaradda…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyad Sacuudiga siisay dowladda…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalkaka jira iyo min 3…
