Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG CULUS: Ku-simaha Ra’iisal Wasaraha oo Golaha wasiirada ka ansixiyay Guddi hore loo diiday

    XOG CULUS: Ku-simaha Ra’iisal Wasaraha oo Golaha wasiirada ka ansixiyay Guddi hore loo diiday

    February 25, 2016Updated:February 26, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kusimaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ahna wasiirka Cadaallada C/laahi Jaamac Ilkajiir ayaa maanta shir uu isugu yeeray golaha wasiirada ka ansixiyay  dhisme guddi muran ka jiray oo hore Golaha wasiirada dib u celiyeen kadib markii dood ka dhalatay.

    Shirkii Golaha wasiirada ee maanta oo ahaa mid qaabka loo qabtay aad loola yaabay waxaa kaliya ka soo xaadiray 4 wasiir (AKHRI LA YAABKA SHIRKAASI), Waxaana wasiiradii oo intooda badan ku maqnaa dalka Turkiga lagu buuxiyay booskooda wasiir ku xigeenada.

    Guddi loogu magac daray “Guddiga Ammaanka iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed” ayaa la sheegay in lagu ansixiyay shirkii maanta, waxaana dhismaha guddigan hore u diiday Golaha wasiirada. Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in guddiga dhismihiisa uu ku hoos jiro qorshe mashruuc maalgelin heysta oo ay soo dhameysteen Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte iyo Wasiiro dhowr ah.

    Golaha wasiirada ayaa muddooyinkan danbe ku howlahaa ansixinta sharciyo iyo hay’ado qaarkood la socon karin nidaamka dalka iyo dastuurka iyadoo looga faa’iideysanayo xaaladda kala guurka ah ee dalku galayo, waxaana ugu danabeeyay ansixintii URURKII ISKAASHATOOYINKA SOOMAALIYEED EE UDHIS oo ka haray kacaankii Maxamed Siyaad Barre, kaasoo maxkamadda sare ay sharci darro ka dhigtay toddobaadkan.

    Baarlamaanka oo ah hay;adda dusha ka eegta ee la xisaabtanta Xukuumadda ayaa u muuqda mid meesha ka maqan oo aan ku baraarugsaneyn waxa ka socda Golaha wasiirada.


    Hoos ka daawo heesta SOOMAALIYA WAA MASHRUUC ee wasiir Beyle

    Wadani.com

     

    C/laahi Jaamac Ilkajiir Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeenka ciidamada Kenya oo beeniyay warkii Madaxweynaha Somaliya ee ciidamada lagu dilay Ceelcade [VIDEO]
    Next Article Masar oo taageero Milateri siineysa Soomaaliya [ Daawo sawirro Taliyeyaasha ciidamada labada dal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo