Browsing: Xukuumadda
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa u sheegtay Baarlamaanka Federaalka kulankiisii maanta 29 Decemberr 2015 in howshii guddiga ay la wareegeen…
Fadeexad ka dhalatay dood ku saabsan xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii 2014 ee dowladda Federaalka ayaa hareysay baarlamaanka Soomaaliya kadib markii…
Guddiga doorashooyinka Qaranka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dalka Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa baarlamaanka Soomaaliya maanta hor tegay iyagoo ka hor…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana mid ahaa mas’uuliyiintii lagu casuumay xafladii ay soo abaabushay safaaradda…
DHAGEYSO: Wasiirka Diinta Somaliya oo beeniyay in la mamnuucay xuska Ciida Masiixiga (Christmas Day)
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somalia, Cabdulqaadir Sh. Cali Baqdaadi ayaa sheegay inaanu jirin go’aan guud oo xukuumaddeed ah oo mamnuucaya…
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya…
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Beledweyne ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii ku saabsanaa xal u helida arrimaha shirka maamul…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay shaqaale la hadal hayay in loo diri doono dalka Sacuudiga iyadoo ay…
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay sharciga dib u habeeynta…
Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa maanta lasoo geba gebeeyey waxaana kasoo baxay…
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Madasha & Qodobo xeerjajab ah oo laga gaaray qaabka doorashada 2016
Iyadoo la isku mari waayay qaabka la qaadanayo ee doorashada 2016-ka ayaa shirar kala gaar ah oo u socday Madaxda…
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay dan weyn ugu jirto in qaabka doorashada Baarlamaanka soo socda lagu…
Shirkii Madasha Wadatashiga ayaa maalinta labaad u xayiran is afgaran waa’ ka taagan qaabka loo qabanayo doorashada soo socota ee…
Machadka Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay daraasad uu ka sameeyay gobolada Soomaaliya oo ku saabsan qaabka…
Shirkii Madasha wadatashiga ee madaxda Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho, kadib dib u dhac ku yimid shalay,…
Shirkii arrimaha hiigsiga cusub ee maanta ka furmi lahaa magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo shirkan looga…
Shirkadda Soma Oil & Gas oo xogtii ugu horeysay ee sahminta shidaalka ku wareejisay dowladda Somalia
Xaflad lagu daah furey xarunta cusub ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, iyadoo Wasaaraddu si rasmi ah kula soo wareegtay xog…
Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka, madaxda maamulada iyo wakiilada beesha caalamka ayaa lagu gabagabeeyay muddo hal maalin…
Shirka Madasha wada-tashiga Qaranka ee looga hadlayo go’aan ka gaarista qaabka loo qabanayo doorashada 2016-da ayaa goor dhoweyd ka furmay…
