Browsing: Xukuumadda
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee labadii maalmood ee ugu danbeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay…
Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015 Assalamu Caleykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatuh Mudaneyaal iyo…
Shirka wadatashiga madaxda Soomaalida ee maanta Muqdisho uga furmay magaalada Muqdisho ayaa khudbado kala duwan ka jeediyay furitaankii shirka, waxayna…
Shirka wadatashiga hiigsiga cusub iyo hannaanka doorasho looga qaban karo dalka sanadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho,…
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee ka taliya degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel ayaa…
Xubnaha Beesha Isaaq ugu jira labada gole ee dowladda Federaalka ayaa soo saaray qoraal ka kooban 5 bog oo ay ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ay weheliyaan wafdi balaaran oo ka kooban golayaasha Puntland iyo ururada bulshada ayaa…
Shirkii koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran ayaa beri ka furmaya magaalada Muqidsho iyadoo ay maanta magaalada soo gaareen madaxda maamulada dalka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka anbabaxay magaalada…
Xogta laga helayo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa tibaaxeysa in isbedel lagu sameeyay guddiga howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee muranka…
Shir ay soo qabanqaabisay wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya loogana hadlayo qorista qorshaha Qaranka ee 2017-2019-ka ayaa ka socda maalintii labaad magaaladaMuqdisho,…
Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Jubba C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo maanta imaanaya magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in diidmo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale si cagajiid ah ku imaanaya magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galaya…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bixineysa qeyb ka mida mushaarka ciidamada Soomaaliya. kadib heshiis maanta labada dowladood ku kala saxiixdeen magaalada…
Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dalkooda dib loogu celinayo shaqaalaha diyaaraddii dhowaan kusoo dhacday degaanka Carbiska ee…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku gacan seyray inuu raali gelin bixiyo eedeyntii…
Safaaradda Soomaaliya ku lahayd dalka Ciraaq ayaa dhowaan dib loo furay, kaddib muddo 25-sano ah, waxaana furitaanka safaaradda ka qeyb…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qodobo dhowr ah ka hadlay, waxaana…
XOG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo lagu cadaadinayo inuu xilka ka qaado Agaasimaha xafiiskiisa
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu cadaadinayaa inuu xilka ka qaado agaasimaha cusub ee xafiiskiisa ninka lagu magacaabo C/salaan Salwe…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa hadal taariikhi ah oo geesinimo ka jeediyay munaasbadii 12 oktoobar ee maalinta…
