Browsing: Xukuumadda
Xubno cusub ayaa la sheegay in lagu darayo Guddiga Howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan lagu magacaabay qoraal ka soo baxay…
U GAARA GOOBJOOGE.COM Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa heshiis hoose la galay kooxda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa iska fogeeyay magacaabiddii dhowaan xafiiskiisa laga faafiyay ee Guddiga howlwadeenada farsamada ee Madasha…
Shirkii wadahadalka Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdish, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhaqaaqay tallaabo kale oo shaki gelisay maamul goboleedyada iyo xubnaha golaha…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah u ansixiyay shirkad lagu magacaabo Simatech International Free Zone oo la sheegay…
Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare…
War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid oo hadda ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu…
Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya Harriet Mathews oo shir jaraa’id ku qabatay maanta xarunta safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa shaacisay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah u saxiixday shirkad gaar loo leeyahay mugdi badan ka jiro cidda leh, laakiin saldhigeedu…
Wasaaradda Ammaanka ayaa faahfaahin ka bixisay howgal ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ay ka fuliyeen Degaanada Garasbaaleey iyo KM 13 ayaa waxaana…
Mudulood oo mowqif adag ka istaagay Mustaqbalka Gobolka Banaadir ee 2016 Mogadishu, 05 October 2015 Anaga oo mataleyna Bulshada ku…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay inuu jiro cinwaan barta bulshada wadaagto ee facebook loo adeegsado…
Dowladda Soomaaliya ayaa sii haye safiir u magacawday safaarada Soomaaliya ee magaalada Addis ababa, kadib markii hore xilka looga qaaday…
Wasiiru dowlaha warfaafinta Maxamud Cabdi Bekos ayaa sheegay in wax badan loo digay Telefishanka Universal, sharcigana la soo taagi doono,…
Gudiga Qaran ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi loogu soo gabagaboobay tababar howleed u socday mudo afar maalmood ah oo ay…
In ku dhow 10 wasiir oo xilka laga qaadayo Waxaa lagu wadaa in dhowaan isku shaandheyn lagu sameeyo Golaha wasiirada…
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Qaramada midoobay islamarkaana xalay…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha…
Warar xog ogaal ah oo laga helayo xafiisyada madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu dib u soo noolaaday qorshihii…
