Browsing: Xukuumadda
Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga iyo abaanduulaha dhowaan la magacaabay ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay maanta munaasabad uu…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa waraaqihiisii aqoonsiga ka guddoomay danijiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka Axmed…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maant yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte, Waxaana…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo taageersan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka digay go’aanka uu madaxweynaha ku wakiishay Ra’iisal wasaare…
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Koonfur Afrika Jamaal Maxamed Barro ayaa ugu danbeyn xilka la wareegay kadib…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Kismaayo…
Wafdi wasiiro koox ah oo ka tirsan xukuumadda ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta oo la sheegay inay booqasho…
Wasaaradda Waxbarashada ee dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Shahaada cusub oo Dugsiyada sare ee dalka ardayga ka baxda la siin…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka socda diyaargarow loogu jiro xaflado loo sameynayo xuska sanadguurada saddexaad ee doorashada madaxweyne Xasan Sheekh…
War aanu ka helnay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu gudaha Magaaladaasi isku dhac kooban ku dhex maray…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay waxqabadkiisa intii uu xilka hayay isagoo sheegay inay shaqooyin badan…
Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo muujinaya in bariga Afrika uu yahay gobolka ugu…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshiis shidaal baaris ah la saxiixay shirkad lagu magacaabo Spectrum ASA oo laga leeyahay dalka Norway,…
Taliyaha ciidamada Milateriga xoogga dalka Soomaaliyeed General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa xilka laga qaaday iyadoo muddo ka badan sanad la…
Dowladda Mareykanka oo hormuud ka ah qorshaha qorshaha dhismaha ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo isku dhafka ciidamada ee ka socda dalka…
Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa dhowaan loo magacaabay Cusmaan Gacal Maxamed oo loo yaqaano Cusmaan Joon…
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay wadahadal uu la lahaa xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweyne…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa maanta yeeshay, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke,…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb…
