Browsing: Xukuumadda
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa War cad kasoo saaray Mooshinkii Xildhibaanada qaarkood ay ka keeneen Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh…
Socdaal la sheegay inuu maanta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ku tegi lahaa magaalada Kismaayo ayaa baaqday iyadoo aan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa bilaabay waanwaan uu ka dhex wado madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo maalmahan ku jira magacaabid xilal kala duwan ayaa xilkii ka qaaday…
Xoghayaha cusub ee joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta la wareegay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg caawa loogu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, shirka oo uu…
Iyadoo mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya oo ay aqbaleen Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa soo baxaya dadka mooshinkaasi ka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham (Memorandum of Understanding –MOU) la gashay Dowladda Sweden. Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho iyagoo uga hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) aya maanta la kulmay xubno ka tirsan Guddiga madaxa banaan ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay kulano xiriir ah oo muddo…
Waxaa Faahfaahin kasoo baxeysaa dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska Dembiyada waaweyn ee Ingiriiska kusoo oogay Shirkadda SOMA Oil and Gas oo ah shirkad heshiis…
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte ayaa looga hadlay arrimo ay…
Madaxda labada maamul ee Puntland iyo Jubba ayaa mid kasta ku dhawaaqay inuu doonayo qabanqaabada iyo in degaankiisa lagu qabto…
Waxa soo shaac baxaya in dowladda Soomaaliya ay safiir cusub oo joogto ah u magacawday Xarunta New York ee Qaramada…
Shirkii labada maalmood uga socday magaalada Muqdisho dowlada Federaalka, maamulada dalka ka jira iyo wakiilada beesha caalamka oo ay wehliyaan…
Shirka Hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ka socday magaalada Muqdisho 29 iyo 30-ka July 2015 ayaa goor dhow lasoo gabagabeeyay, iyadoo…
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta furitaankii shirka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliyauga dhawaaqay in marka la gaaro…
Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday laba qorshe oo Inqilaab ku ahaa “DHAGEYSO DOOD XILDHIBAANNO” Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya…
Kulankii Baarlamaanka maanta ku lahaa xaruntiisa magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen 158 xildhibaan ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay…
