Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Fadeexada Shirkadda SOMA oo lugaha la gashay Wasaarada Macdanta & Batroolka (Warbixin)

    Fadeexada Shirkadda SOMA oo lugaha la gashay Wasaarada Macdanta & Batroolka (Warbixin)

    August 4, 2015Updated:August 4, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa Faahfaahin kasoo baxeysaa dacwad musuqmaamusuq oo xafiiska Dembiyada waaweyn ee Ingiriiska kusoo oogay Shirkadda SOMA Oil and Gas oo ah shirkad heshiis shidaal baaris la saxiixatay dowladda Soomaaliya.

    Sida ay faafisay Wakaalada wararka Reurters oo soo xigatay qoraal ay diyaariyeen guddiga Q/Midoobay u qaabilsan cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Ereteriya, $580,000 doolar ayay shirkadda SOMA siisay Wasaaradda Betroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo heshiiska ay la saxiixatay.

    Howard-daud

    Lacagtan ayaa lagu sheegay in sare loogu qaadayo xirfadda shaqaalaha wasaaradda laguna qalabeynayo xafiisyadeeda Muqidsho. Waxaana ka mida in lacagan loo adeegsanayo tababarka ilaa 6 shaqaale, oo midkiiba mushaar ahaan uu u helayo $5,000 doolar, iyadoo qofka ugu mushaar sareeya ee shaqaalaha caadiga ah wasaarada Soomaaliya waa $1,000 doolar.

    lacagtan ayaa la tuhunsan yahay inay ku baxday qaab laaluush ah sida ay sheegayaan saraakiil magacyadooda la qariyay oo saxaafadda ay soo xigneyso. Warqad ku taariikheydsan April 2014 oo shirkadda SOMA u dirtey Wasaaraddawaxaa ku caddeyd  in shirkadda ay Wasaaradda siineyso $400,000 oo lacag caddaan ah oo kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaaradda, taasi deyn ahaan ay dib ka heli doonto shirkadda.

     

    Heshiisyada ay galaan Wasaaradaha dowladda Federaalka iyo guud ahaan xukuumadda ayaa ah kuwo ku dhisan qarsoodi oo lacago aan la soo marin xukuumadda iyo baarlamaanka, kana mid ahayn miisaaniyadda guud ee dowladda lagu kala qaato, taasoo wax waliba ka dhigeysa musuq iyo xatooyo, waana sababta ugu weyn ee mas’uuliyiinta dowladda federaalka ay ku fashilmaan heshiis wada oo ay ku lug yeeshaan.

    Arrintan Soma Gas and Oil waxay mar kale soo shaac bixineysaa dhibaatada ka taagan heshiisyada caalamiga ah ee dowladda Federaalka ku lug yeelato oo dhammaantood laga qariyo Baarlamaanka, waxaana kiiskan ugu danbeeyay ku lug leh oo si weyn u riixaya guddiga cunaqabateynta Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo Ereteriya oo ah guddi inta badan kasoo horjeeda dowladnimada Soomaaliya oo arrimahan oo kale si weyn uga faa’iideysta.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    FADEEXAD Heshiis shidaal baaris Soma Oil
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo tegay Doolow & Muran ka taagan socdaal uu ku tegi lahaa Baardheere
    Next Article Akhriso Liiska Magacyada Guddiga Doorasha Madaxweynaha Jubba

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo