Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Guddiga Doorashooyinka ee dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay isla markaana la dhaariyay ayaa ku mashquulsan sidii uu u dooran lahaa guddoomiye…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga digay wasiirada xukuumadda Soomaaliya lacagaha ay wasaaradahooda u qaadaan oo si sharci…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Axadii 19-kii July 2015 in wax ka bedel lagu sameeyo miisaaniyada 2015 oo hore Baarlamaanku…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku wada sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka…
Shir degdega ayaa goor dhoweyd la isugu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyadoo shirkaasi la sheegay inuu ku saabsan yahay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa u socdaalay degmada Qardho ee Gobolka Bari, halkaasoo uu booqasho ugu tegayo Boqorka…
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa si toos ah ula wareegtay canshuur ka qaadista Qaadka kadib markii laga qaaday shirkad uu…
Wasaaradda maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay bilowday inay mushaar siiso shaqaalaha dowladda iyadoo ku dhaqaaqday tallaabo aan hore loo…
Ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa sheegay inuu socdaalkiisa ku saabsan yahay xiiso ka dhashay xiriirka dowladda…
Ra’iisal wasaaraga ukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rishiid Cali (Sharma’arke) ayaa galabta ka degay magaalada cadaado ee ee xarunta KMG…
Laba wasaaradood oo ka mida wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya ayaa isku heysta wasaaradii uu hoos imaan lahaa maalgashiga dalka, kadib markii…
Weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday Hotelada Siyaad iyo Weheliye ayaa waxaa ka dhacday arrin la yaab leh kadib markii wasiir…
Shir aan caadi ahayn ayaa caawa Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali isugu yeeray golaha wasiiradiisa, waxaana ku sugan…
Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Guuleed ayaa ku guuleystay howshii ugu adkeyd ee uu u xil…
Waxaa dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya uu su’aalo badan weydiiyay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, iyadoo su’aalihii ugu adkaa ay ka mid ahaayeen…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya war ay faafisay daqiiqado ka hor ayaa lagu beeniyay war maalmahan la isla dhex marayay…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa fadeexad cusub oo lacageed kasoo wajahday qorshe uu shirkad cusub ugu…
Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Axmed Yuusuf Muumin “Siraaji” ayaa ka jawaabay qoraalkii kasoo baxay Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Nuur…
Doodii baarlamaanka Fedderaalka Soomaaliya ee ku saabsan xaaladda dhaqaale ee dalka iyo dhibaatooyinka dowladda ka heysta bixin la’aanta mushaarka ciidamada…
