Browsing: Xukuumadda
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa sheegay in xisaab xirka Miisaaniyadda 2014 aan loo marin sidii sharciga…
Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu dowladda u hayay, qoraal uu soo dhigay bartiisa FB…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo adag weydiiyay wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeti, kadib markii Baarlamaanku ugu yeeray inuu…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Sabti 13 June 2015 waxaa magaalada Boosaaso soo gaaray Markab sida qaxooti Soomaali u badan oo ka soo baxsaday dagaalada…
Waanwaan cusub ayaa la sheegay inay ka dhex bilaabatay Garabka Ahlu Sunna ee qabsaday Dhuusamareeb iyo dowladda Federaalka Soomaaliya kadib…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa sheegay inay wadahadal la fureen ururka Ahlu Sunna oo ururkaasi…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan la qorsheyn uga qeyb galay shirkii Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya…
Waxaa dhowaan soo baxay dhowaan warar sheegaya in isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo haatan jirta muddo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta in garab ka mida ururka Ahlu sunna loo aqoonsado qoox qas wade ah…
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku hanjabay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxda nabad-diidka ah…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah Bin Zayed Al-Nahyan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa lagu wadaa inuu safarkiisii ugu dheeraa ku aado dalal dhowr ah,…
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig ayaa dafiray in dagaaladii ka dhacay degaano ku teedsan xuduudka Soomaaliya…
Wadi ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida dalka Itoobiya kadib markii…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay talo soo jeedin ka timid Wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamud Sheekh…
Wufuudda ka timaada dalka Mareykanka ee soo booqata dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa darajo kasta oo ay leeyihiin,…
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul markeedii ugu horeysay uga hadashay arrinta derbiga Kenya dhismihiisa ka bilowday xuduudka Kenya tan iyo markii iska…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday Shiinaha oo…
Dowladda Kenya oo fulineysa qorshaheedii ahaa inay Derbi ku wareejiyo xuduudka ay la leedahay Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo la…
