Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) iyo hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa wadahadal ku…
Wadahadal dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Kismaayo iyo hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday guddi soo baara dilkii Xildhibaan Yuusuf Dirir iyo dhacdadii sababtay geerida xildhibaanka, waxaana guddigan cusun amar…
Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo xarunta mamulka KMG ah…
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay sahan qiyaaseed muujinaya tirada dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka…
Ra’isal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ahna…
XOG: Taliska Milateriga oo ka hor yimid Warsaxaafadeedkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya
Warkii shalay ka soo baxay wasaaradda amaanka xukuumadda Soomaaliya ee ay si cad ugu sheegtay in weerarkii lagu qaaday xildhibaanno…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarkii lagu qaaday shalay gaari ay saarnaayeen laba ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya…
Wafdi oo uu hogaamainayay Wasiirka arimaha Dibada ee dalka Qatar Khaalid Bin Maxamed Cattiya ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada…
Kulan ay golaha wasiirada Somalia maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga Dal-baday Shirkadaha Dhex-daggan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho…
Shir aan caadiga ahayn oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga dooday dhaqaale darro baahsan…
Wareegto lagu mamnuucayo in Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay heshiisyo iskood ah galaan wixii ka dnmbeeya 18-ka May 2015 ayaa laga soo saaray…
Safiiro ay dowladda Federaalka Soomaaliya magacawday horaantii bishii April ee sanadkan ayaa weli ku guuleysan waayay inay xilalkooda la…
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysatay go’aankeedii ahaa inay qaado imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare Koonfurta iyo…
Dalladaha Waxbarashada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa mar kale ku celiyay inaysan suuragal ahayn imtixaan mideysan oo laga qaado dugsiyada…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis 10 sanadood socon doona uu la soo saxiixday shirkad aanu magacaabin…
Golaha wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii Khamiislaha ahaa ee maanta ku ansixiyay HINDISE SHARCIYEEDKA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA oo Wasaaradda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku howlan qorshihii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in maamul KMG ah oo goboleed loogu sameeyo Gobollada…
Guddi ka socday beesha Degaanada Sh/Dhexe iyo Banaadir ayaa kulan ay la yeesheen Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka C/raxmaan Maxamed…
Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa kadib…
