Browsing: Xukuumadda
Golaha wasiirada dowladda Federaalka ayaa dhowaan magacaabay guddiyo heer qaran oo muhiim u ah xaaladda kala guurka iyo hiigsiga cusub…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa la filaya inuu maalinta beri ah hortago Baarlamaanka Soomaaliya oo fadhi ka…
ShirkII Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu…
Dalladaha Waxbarashada ee ka jira Koonfurta Soomaaliya ayaa qaadacay go’aan ka soo baxayu wasaarada waxbarashada dowladda federaalka oo ahaa ina…
Golayaasha fulinta iyo Baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa si weyn uga carooday doorka sii kordhaya ee madaxda maamul goboleedyada dalka kadib…
Guddoomiyihii guddiga madaxa bannaan ee Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya Caasho Geelle Diiriye ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqday inay iska…
Farriintii uu shacabka Soomaaliyeed maanta u jeediyay Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo af-soomaali ku qoran ka akhriso hoos: Maanta waxaa…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo booqasho taariikhi ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa markii kulamada la qaatay madaxda Soomaalida wuxuu…
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay shirkii wada-tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah oo muddo saddex maalmood…
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay in Golaha wasiirada ay magacaabeen Taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Asluubta ee…
Waxaa maanta ka magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka furmay shirka labaad ee Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada dalka ka jira…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay talo soo jeedinta magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed, iyadoo shirkoodii…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay talo soo jeedinta magacaabidda taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed, iyadoo shirkoodii…
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ayaa maanta yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoonka Baarlamaan goboleedkaasi oo muran badan…
Iyadoo shalay uun ahayd markii uu madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya taageeray, soona dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Jubba ee muranku ka taagan…
Wasiirkii hore ee Amniga dowladda Federaalka, La-taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweynaha xilligan iyo musharaxa madaxweynaha maamulka Gobollada Dhexe ee Soomaaliya…
Arrimaha lagu bartay hogaanka sare ee dalka ka arrimaya (Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud) waxaa ka mida guddoon jilicsan oo kamida…
Wasaaradda Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay digniin ku saabsan in kooxda Alshabaab ay ay damacsan tahay weerarro ay…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Xuseen Odawaa ayaa maanta ku dhawaaqay intii aanu ka soo anbabixin degmada Cadaado oo…
Dagaal dastuuri ah, salkana ku haya qaabka federaaleynta dalka ayaa ka dhex qarxay guddoonka Baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha…
