Browsing: Xukuumadda
Nidaamka dowlad Goboleedyada iyo Federaalka ku dhisan ee Soomaaliya qaadatay waxay dad badani ka digeen inuu yahay nidaam loogu talogalay…
Wasiirkii hore ee Amniga dowladda Soomaaliya Md. C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si rasmi ah maanta uga dhawaaqay degmaa Cadaado inuu yahay musharax…
Kulanka Cumar C/rashiid iyo William Rutto: Hal horumar iyo laba fashil (Socdaalka Ra’iisal Wasaraha)
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa socdaal aan hore loo sii qorsheyn ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,…
Safiirka xilligiisu dhammaaday ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Amerika) ayaa la sheegay inuu ka gaabsaday xil…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo furayo safaarado hore xukuumaddu xirtay oo la sheegay in aan…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay magacaabidda shan safiir oo Soomaaliya u fadhin doona dalal dhowr ah, sida lagu…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta uga hadlay arrimo kala duwan waxaa wararka naga soo gaaraya shirkooda oo iminka…
Wafdi ka horjeeda qorshihii Madaxweynaha ee Maamul u sameynta Gobollada dhexe oo gaaray Dhuusamareeb
Iyadoo xarunta gobolka Galgaduud ee Dhuusamareeb ay ku qulqulayaan siyaasiyiin iyo xubno kala duwan oo dano iska horjeeda ka leh…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii…
Shirkii dib u heshiisiinta beelaha Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga…
Muran ku saabsan xildhibaanada Baaramaan uu yeesho maamulka KMG ah ee Jubba ayaa hareeyay shir ka furmaya magaalada Kismaayo oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa la sheegay inuu noqday mas’uul u dabran madaxweyne Xasan Sheekh oo…
DEEFOW: Dagaal daba dheeraaday oo Dowladda Federaalku iska daawaneyso (Maxaa la sugayaa dowladda..?)
Dagaalka Deefow waa isku dhac beeleed salka ku haya degaan iyo qabiil oo soo noqnoqday muddo sanad ka badanna soo socday iyadoo…
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaablisan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa olole balaaran ugu jira sidii dowladda Federaalka ee hadda jirta waqtigeeda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta barqanimadii kulan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn ku guuleysatay inay soo gabagabeyso kiiska Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar isagoo hogaaminaya wafdi culus oo ka socda…
Ururada Bulshada Muqdisho ayaa mar kale kasoo muuqday masraxa siyaasadda kadib markii bannaanbax ay soo qabanqaabiyeen uu maanta ka dhacay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambaxay magaalada Muqdisho, isagoo ku…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu ka qeybgalay…
