Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, July 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CULUS: Magacyada Safiiro cusub oo dowladda Federaalka magacaabeyso

    XOG CULUS: Magacyada Safiiro cusub oo dowladda Federaalka magacaabeyso

    April 2, 2015Updated:April 2, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay magacaabidda shan safiir oo Soomaaliya u fadhin doona dalal dhowr ah, sida lagu ansixiyay shirkii golaha wasiirada ee maanta oo gabagabo ku dhow, waxayna xubnaha safiirada loo magacaabay kala yihiin:

    Amb_ Mohamed Ali America, the Somali ambassador to Kenya, and Fadumo Insaniya, an MP_JPG
    Ambassador Mohamed Ali America, the Somali ambassador to Kenya, and Fadumo Abdullahi Insaniya, former MP

     

    1. Danjire   Jamaal Xasan

    2.                 Daahir Maxamuud Geelle

    3.                 Jamaal Maxamed Barrow

    4.                 Faaduma Abdullahi Insaaniya

    5.                 Faaduma Makhzuumi

    Danjire Jamaal Xasan ayaa wararku sheegayaan inuu madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabayo dalka Kenya laguna bedeli doono, danjiraha waqtiga dheer ku qaatay halkaasi ee Maxamed Cali America.

    [ad name=”HTML-2″]

    Sidoo kale Daahir Maxamuud Geelle ayaa lagu wadaa in la geeyo Boqortooyada Sacuudiga, isagoo hore u ahaa wasiirka warfaafinta dowladii Kumeelgaarka ahayd, wuxuuna hadda hayay xilka la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha Carabta.

    Jamaal Maxamed Barow oo ka mid noqday golihii wasiirada xukuumadda Saacid, ayaa la sheegay in loo magacaabayo safaaradda Soomaaliya Koonfur Afrika.

    Faaduma Insaaniya ayaa iyada la qorsheeyay inay noqoto safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo ah xilkii uu baneeyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid. Sidoo kale Faatumo Makhzuumi ayaa ka mida safiirka la magacaabayo waxayna safiir uga noqon doontaa Soomaaliya dalka Ciraaq.

    Magacyada xubnaha loo magacaabayo safiirada ayay golaha wasiirada ansixiyeen shirkoodii maanta, iyadoo xilalka safaaradeed ee loo magacaabo laga sugayo madaxweynaha, waxaana xilalkani ay yihiin xog hoose oo Wadani.com ay ka heshay ilo ku dhow madaxtooyada.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Daahir Geelle Fatuma insaniya Jamal Barrow Mohamed Ali Amerika Safiiro cusub oo la magacaabayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Safiiro xilka laga qaaday iyo kuwo cusub oo la magacaabayo (Shirka Golaha wasiirada)
    Next Article XOG: Sarkaal saaxiib la ahaa Axmed Madoobe oo abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo